2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Qaran Ee Dhallinyarada Soomaaliyeed Oo Maanta Ka Furmaya Magaalada Muqdisho Maanta oo jimco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirweyne qaran oo dhallinyarada ah, kaasi oo looga hadli doono arrimo badan oo dhalinyarada quseeya. Wasiirka dhallinyarada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Bogaadiyay Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran Ee Ka Dhacay Muqdisho Dowladda Maraykanka ayaa Bogaadisay Shirkii Madasha wadatashiga Qaran ee ku soo dhammaaday maalin ka hor magaalada Muqdisho ee caasimadda dalkeena. Warbixin dheer oo kasoo baxday wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan Ciidanka Dowladda Oo Geeriyooday Kadib Markii Uu Jiiray Mid Ka Mid Ah Gaadiidka AMISOM Askari ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhintay deegaanka Tareedisho ee duleedka magaalada Muqdisho, ka dib markii uu jiiray mid ka mid ah gaadiidka dagaalka ee ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland “Doorashada Ha Noqoto 4.5 Waa Yaan La Dhaafin Halkii La Joogay” Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa ka hadlay hiigsiga 2016 iyo sidoo kale nooca xilligaan aragtidiisa ay kula haboontahay in loo soo xulo xildhibaannada 2016. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ban Ki-moon Oo Walaac Ka Muujiyay Rabshadaha Ka Socda Burundi Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa walaac ka muujiyay rabshadaha ka jira dalka Burundi, isaga oo ka digay dagaallo sokeeye oo dalkaasi ka dhaca. Waxa uu sheegay inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyahii Ciidanka Birmadka Berbera Oo Goor Dhaw La Dilay Wararka ka imaanaya magaalada Barbara ee gobalka Waqooyi Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay taliyahii ciidanka Birmadka ee degmadaasi u qaabilsanaa maamulka Somaliland. Mid ka mid ah ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeyay Nabadeynta Beelihii Ku Dagaallamay Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, gaar ahaan xaafadda Howlwadaag oo ku taalla Galbeedka magaaladaasi waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Maleeshiyo beeleed halkaasi wada deggan. Dagaalkaasi ayaa sababay khasaare…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobalka Nugaal Oo Diiday Nidaamka 4.5 Waxgaradka Gobalka Nugaal oo isugu yimid shir ka dhacay magaalada Garoowe ee gobalkaasi ayaa kasoo horjeestay in dowladda soo socota sanadka 2016 lagu dhiso hanaanka qabiilka ah ee 4.5. Waxay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Heritage Oo Soo Dhaweeyay Qodobadii Kasoo Baxay Shirka Madasha Wadatashiga Ee Lagu Qabtay Muqdisho Hay’adda Cilmi Baarista Heritage ayaa sheegtay in qodobada ka soo baxay shirkii madasha wada tashiga ahaa ee Muqdishu lagu soo gaba gabeeyay ay tahay talaabo wanaagsan oo lagu farxi karo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daacish Oo Weerartay Xero Lagu Tababaro Ciidanka Ciraaq Dagaalyahanada Daacish ayaa weerar ay ku qaadeen xero lagu tababaro ciidamadda Ciraaq ku dilay Saddex sargaal oo ka tirsan ciidamada Ciraaq iyaga oo halkaa ku dhaawacay 10 kale oo ay…