3 daqiiqo Sheeko:Dalka Caqabado Ku Horgudban Dib u Nooleynta Fanka Soomaaliyeed Tan iyo intii uu jirey Af-soomaaliga iyo qawmiyadda Soomaalida ah ee Geeska Afrika waxaa jiray Suugaan Soomaaliyeed oo la dhalatay lana soo barbaartey dhaqanka iyo luqadda Soomaaliyeed. Balse intii bur…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cudurka Daacuun Caloolaha Oo Laga Baqayo Inuu Ku Faafo Xerada Qaxootiga Dhadhaab Ee Kenya Cudurka daacuun caloolaha ee sida saf-mareenka ah ugu dhaca dadka ee ku sii faafayey dalka Kenya in ka badan Sanad ayaa laga cabsi qabaa inuu gaaro xerada qaxootiga ee Dhadhaab…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Rwanda Oo Mar Saddexaad u Tartami Doona Doorashada Dalkaasi Shacabka dalka Rwanda ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyey in madaxweynaha dalkaasi Paul Kagame uu isku soo taago jagada madaxtinimo ee dalkaa markii Saddexaad.Ku dhawaad codadka la tiriyey waxa ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Sheegay In Dadaal Badan Lagu Bixinayo Muujinta Doorka Dhallinyarada Soomaaliyeed Ra’iisul wasaaraha dalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaare ayaa sheegay in dowladda dadaal buuxa ku bixinayso sidii loo muujin lahaa doorka dhallinyarada ee dalka, isaga oo hoosta ka xariiqay in dhallinyarada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Magaalada Marka Ee Sh/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in saaka ay howlgallo ka wadaan qaar ka mid ah xaafadaha Magaalada Marka ee gobalka Shabellaha Hoose. Howlgalkaan ayaa lagu baarayaa guryaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelihii Ku Dagaallamay Baladweyne Oo Ku Heshiiyay Lix Qodob Waxaa heshiis horudhac ah la kala dhex dhigay beelihii dhawaan ku dagaallamay xaafadda Howlwadaag ee magaalada Baladweyne, dagaalkaasi oo geystay khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed. Heshiiskaan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Degmada Baraawe Oo Ka Badbaaday Isku Day Dil Gudoomiyaha degmada Baraawe ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa la sheegay inuu ka badbaaday isku day dil, ka dib markii jidka loo galay kolonyo galbineysay gudoomiyaha. Afhayeenka maamulka gobalka Shabellaha Hoose…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Qaran Ee Dhallinyarada Soomaaliyeed Oo Ka Furmay Magaalada Muqdisho Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shirweynaha qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed, kaasi oo socon doona Laba maalin. Shirkaan waxaa maanta furay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirshiid Cali Sharmarke, waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Ammar Ku Bixiyay In Lala Dagaallamo Kooxaha Shacabka Isbaareysta Maamulka Galmudug ayaa shaaca ka qaaday in dhamaan deegaanadooda ay mamnuuc ka tahay Isbaaro ama jidgooyo loo dhigto dadka shacabka ah, islamarkaana ay la dagaallami doonaan cid walba oo arrintaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgallo Ka Dhan Ah Maandooriyaha Xashiishka Oo Ka Billawday Magaalada Jowhar Ee Sh/dhexe Ciidamada Booliiska degmada Jowhar ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa degmadaasi iyo nawaaxigeeda waxay ka billaabeen howlgallo ka dhan ah Beerista Maandooriyaha loo yaqaano xashiiska. Maxamed Siyaad Cali oo ah taliyaha…