1 daqiiqo Sheeko:Dalka Laba Ruux Oo u shaqeynayey Hay’adda UNHCR Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Koox hubeysan ayaa gelinkii dambe ee maanta waxay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ku dileen Laba ruux oo u shaqeynayay hay’adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay UNHCR. Labadaan qof oo mid…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda Oo Soo Dhaweeyey Ansixinta Sharciga Iibka Qaranka Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aden Ibrahim Farkeeti ay soo dhaweeyey ansixinta Sharciga Iibka Qaranka (procurement Bill) oo golaha Barlamanku anxisyeen sabtidii la soo dhaafay, wuxuuna wasiirku ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Nabadda Ugu Baaqay Beelaha Ku Dagaallamaya Baladweyen Iyo Marka Maamulka Galmudug ayaa ugu baaqay beelaha ku dagaalaya gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Hoose in ay wada hadal ku dhameeyaan khilaafaadka dhex yaalla. Wasiir ku xigeenka wasaarada Dastuur iyo Dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaaraha Jarmalka Angela Merkel oo Ogolaatay in Hoos Loo Dhigo Qaxootiga Ra’isul Wasaaraha Jarmalka Angela Merkel oo Ku Guuleysatay in Xisbigeeda Ka Dhaadhiciso in Albaabada Loo Furayo Xadka, Lana Qaabillo Qaxootiga. Chancellor Angela Merkel waxaa ay dooneysa in hoos loo dhigo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaalka Sokeeye: Muqaal La Daawaday Oo Dib Loo Shiday! Wixii ka dambeeyay burburka dowladii dhexe ee dalka islamarkaana uu hogaaminayay Allaha u naxariistee Maxamed Siyaad Barre, Soomaaliya waxay lasoo daalaa dhacday dagaallo sokeeye oo dhiig Soomaaliyeed kaliya uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Ka Jirta Magaalada Marka Ee Sh/hoose Magaalada Marka ee gobalka Shabellaha Hoose, waxaa shalay iyo maalintii ka horreysayba ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Beelo wada deggan halkaasi, kaasi oo sababay khasaare kala duwan. Dagaalkaan ayaa ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Rasaas Laga Maqlayo Baladweyne Wararka saaka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi laga maqlayo rasaas goos goos ah oo ay is weydaarsanayaan dhinacyadii shalay ku dagaallamay magaaladaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Puntland Waxaa Qasab Ku Ah Inay Aqoonsato Galmudug” Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa sheegay in maamulka Puntland looga baahan yahay in ay aqoonsadaan maamulka Galmudug State, Galmudug iyana ay ixtiraamto maamulka Puntland maadaama uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nalalka Ku Shaqeeya Cadceedda Oo Laga Hirgelinayo Magaalada Hargeysa Markii ugu horreysay ayaa magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland waxaa laga hirgelinayaa nalalka ku shaqeeya cadceedda si sare loogu qaado Iftiinka xilliga habeenka ee magaaladaasi. Wasaaradda arrimaha gudaha ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Jowhar Oo Billaabaya Qorshe Loogu Gurmanayo Qoysaska Uu Ku Fatahay Wabiga Shabelle Maamulka degmada Jowhar ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in ay billaabayaan qorshe ballaaran oo wax loogu qaban doono dadka deggan hareeraha Wabiga Shabelle oo uu saameynta ku yeeshay fatahaadda…