1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlagallo Ka Sameeyay Deegaanno Ka Tirsan Galgaduud Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa xoogga dalka ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxa ay howlgallo ka sameeyeen deegaanno ku dhaw degmada Ceel-buur ee gobalka Galgaduud. Taliyaha hogaaminayay ciidanka Xoogga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Puntland Oo Digniin u Diray Dadka Tahriibka u Taga Boosaaso Taliska Ciidamada Booliiska ee maamulka Puntland ayaa u digay dadka la sheegay in magaalada Boosaaso ee gobalka Bari u tagaan inay kasii tahriibaan. C/risaaq Afguduud oo ah taliyaha Booliiska Puntland…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Yahanno Ka Tirsan Daacish Oo Lagu Dilay Duqeyn Cirka Ah Oo Ka Dhacday Siiriya Ugu yaraan 32 ruux oo ka tirsan dagaalyahannada Daacish ayaa lagu dilay weerar la aaminsanyahay in ay qaadeen diyaaradaha dagaalka dalka Mareykanka. Hay’ad u dooda xaquuqda adanaha oo saldhigeedu yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Rasaas Ku Baxsatay Dad Shacab Ah Gobalka Mudug Deegaan qiyaas ahaa la sheegay in 25 KM dhanka Koonfureed kaga beegan yahay deegaanka Bandiiradley ee gobalka Mudug ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay ka dhacday rasaas sababtay khasaare…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Burbur Ku Yimid Buundada Degmada Afgooye Iyo Shacabka Oo Ka Cabanaya Isticmaalka Buundada yar ee dulmarta Wabiga Shabeelle ee Degmada Afgooye, waxaa ka taagan bur bur sameyn ku yeeshay dadka inta badan marinka ay u tahay buuundadaasi. Dadka Isticmaala Buundadaasi qaarkood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Dad Lagu Soo Qabqabtay Ka Sameeyey Degmada Afgooye Ciidamada dowladda Federaalka, gaar ahaan Booliiska sida gaarka ah u tababaran ayaa howlgallo dad lagu soo qabqabtay waxay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose. Howlgalkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidankii Ku Dagaallamay Magaalada Gaalkacyo Oo La Kala Qaaday Waxaa si rasmi ah loogu guuleystay in la kala qaado ciidamada maamullada Puntland iyo Galmudug ee dhawaan ku dagaallamay magaalada Gaalkacyo. Ciidankaan oo isku hor fadhiyay aagaggii ay ku dagaallameen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas Oo Shacabkii Ka Barakacay Waqooyiga Gaalkacyo Ugu Baaqay Inay Soo Laabtaan Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqay shacabkii ka barakacay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo inay dib ugu soo laabtaan magaaladaasi, ka dib heshiis laga gaaray dagaalladii dhacay. Gaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaasha Ku Dhaqan Duleedka Muqdisho Oo Noloshooda Laga Deyrinayo Qaar ka mid ah dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan deegaanna ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho ayaa xilligaan ka deyrinaya xaaladooda nololeed, ka dib markii ay waayeen cunno ku filan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxyo Ismiidaamin Ah Oo Lagu Qaaday Suuq Ku Yaalla Jaziiradda Koulfoua Ee Dalka Chad Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku geeriyootay 130 kalana waa ay ku dhaawacmeyn ka dib weeraro Ismiidaamin ah oo is xig xigay markii lagu qaaday Jasiiradda ku taalla dalka Chad.…