2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Bogaadiyay Dadaallada Nabadda Ee Ka Socda Gaalkacyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahan howlo shaqo u jooga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, ayaa waxa uu kulamo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muftiga Sacuudiga oo Booriyay in La Taageero Dalka Turkiga Sheekh Cabdi Casis Ala-Sheekh oo ah Muftiga boqortooyada Sacuudiga ayaa umadda Islaamka ku booriyay in la taageero dalka Turkiga loolankiisa kala dhaxeeyay dalka Ruushka. Muftiga waxaa uu intaa ku daray…
10 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay Mogadishu, 05 December 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Fadhaaye “ Socdaalka iyo Geediga Ciidanka Galkacyo isku horfadhiyay” Xildhiaan Fadhaaye oo ka tirsan Xildhibaanada Federaalka oo ku sugan Galkacyo kana qeybgalaya Qado ay Puntland ku sameysay Waqooyiga Galkacyo ayaa sheegay in ay socdaan geediga ciidankii isku kor fadhiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Socdaalka Nabadda Ku Tagay Waqooyiga Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Galmudug State Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo xubno ka mid ah maamulkiisa, Odayaal dhaqameed, siyaasiyiin iyo madax kale ayaa socdaalka nabadda waxay ku tageen Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Puntland.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Warbixiyay Kulan Uu La Qaatay Dhiggiisa Dalka Shiinaha Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faahfaahin ka bixiyay kulankii gaarka ahaa ee uu xaley magaalada Johannesburg kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuriyadda Dadka ee Shiinaha Xi Jinping. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Madaxweynaha Puntland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Koonfurta Gaalkacyo Ee Galmudug Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed. Odayaal dhaqameed, Saraakiil ciidan iyo xubno kale ayaa goor dhaw waxay gaareen Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug, halkaasi oo lagu soo dhaweeyay. Socdaalkaan ayaa qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruurta Degmada Buurdhuubo Ee Gedo Oo Qaatay Taalalka Cudurka Jadeecada Hay’adda caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa Afar sano kadib ku guuleysatay in Caruurta ku dhaqan degmada Buurdhuubo ee gobalka Gedo ay ka talaasho Cudurka Jadeecada. Saraakiisha caafimaadka ee hay’adda WHO…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraaskiisha Dowladda Federaalka Ee Hiiraan Oo Guul Ka Sheegtay Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab Saraakiisha dowladda Federaalka Soomaaliya ee Gobalka Hiiraan ayaa Guul ka sheegtay dagaal ay Al-shabaab kula galeen deegaan 22 KM u jira magaalada Baladweyne. Korneel Isaaq Cismaan oo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamullada Puntland Iyo Galmudug Oo Loogu Baaqay Dhaqan Gelinta Heshiiska Gaalkacyo Mid kamid ah Nabadoona gobalka Mudug ayaa maamullada Galmudug iyo Puntland ugu baaqay dhaqan gelinta heshiiskii la gaaray colaadda Gaalkacyo, si bulshada ay u hesho nabad iyo kala dambeyn. Nabadoon…