Goor dhaw waxaa garoonka diyaaradaha C/laahi Yuusuf ee Magaalada Gaalkacyo kusoo gabagaboobay shir ballaaran oo la’isugu keenay madaxweynayaasha Galmudug, wasiiradooda iyo saraakiisha kala hogaaminaysay ciidankii ku dagaallamay Gaalkacyo. Madashaasi waxaa…