1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaare Cumar Oo Rajo Ka Muujiyay Dhaqan Galka Heshiiska Gaalkacyo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa rajo ka muujiyay dhaqan galka heshiiskii shalay magaalada Gaalkacyo ay ku gaareen maamullada Puntland iyo Galmudug. Waxa uu Ra’iisul wasaaraha sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Soo Dhaweeyay Heshiiskii Gaalkacyo Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diiran u soo dhoweeyay heshiiskii nabadeed ee maanta magaalada Gaalkacyo ay ku kala saxiixdeen madaxda maamullada Galmudug iyo Puntland (Cabdikariim…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobada Ay Ku Heshiiyeen Maamullada Galmudug Iyo Puntland (Sawirro) Garoonka diyaaradaha C/laahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo waxaa maanta ka dhacay kullan ballaaran oo heshiis ay ku kala saxiixanayeen maamullada Puntland iyo Galmudug State. Dhex dhexaadinta Labada dhinac waxaa hogaaminayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Madaxweynayaasha Puntland Iyo Galmudug Oo Qalinka Ku Duugay Heshiiska Gaalkacyo Heshiis la magacbaxay Heshiiska Galkacyo oo hadda ay wada saxiixeen Madaxweynayaasha Puntland Cabdiweli Gaas iyo Galmudug Cabdikarim Guleed. Heshiiskan qodobadiisa waxaa ka mid ah in Ciidanka la kala qaado, in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sare u Kac Ku Yimid Qiimaha La Kala Siisto Raashiinka Suuqayada Magaalada Marka Sare u kac dhanka qiimaha raashiinka ah ayaa laga dareemayaa guud ahaan suuqyada Magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka shacabka ah. Qaar ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Oo ka warbixiyay shir uu Kaga Soo Qeybgalay Tanzania Gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Abuukaate Cabdullaahi Caydiid Ilka-xanaf oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay shir uu kaga soo qeybgalay dalka Tanzania. Shirkaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Federaalka ka tirsan oo Muqdisho Ku Geeriyooday Waxaa Maanta Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Saadaq Cabdikarim Maxamed oo sida la sheegay muddo ku xanuunsayey magaalada. Geerida Xildhibaanka waxaa Goobjoog News u xaqiijiyay xogheynta golaha shacabka, waxaa hadda socda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Joog Hoose Ku Socda Oo Dul Wareegaya Deegaanno Ka Tirsan Gobalka Galgaduud Dadka ku dhaqan deegaanka Docolley ee gobalka Galgaduud ayaa cabasho ka ah diyaarado dagaal oo joog hoose ku socda, kuwaasi oo qalqal ku beeray dadka iyo Duunyada. Gudoomiyaha deegaankaas Cilmi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamullada Puntland Iyo Galmudug Oo Maanta Saxiixi Doona Heshiiska Nabadeynta Gaalkacyo Ka dib dadaallo badan oo la sameeyay, ayaa dowladda Federaalka oo kaashaneysa maamul gobaleedyada Jubbaland, Galmudug, IGAD, Qaramada Midoobay, iyo Midowga Africa waxay ku guuleystay in Galmudug iyo Puntland ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidankii Ku Dagaallamay Magaalada Gaalkacyo Oo La Kala Qaadayo Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in la kala qaado ciidankii dhawaan ku dagaallamay magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug, ka dib waan waan halkaasi ay ka wadday xukuumadda Soomaaliya.…