2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Dagaalka Gaalkacyo, Una Digay Madaxda Puntland Iyo Galmudug Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa nasiib darro ku tilmaamay dagaalka dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, ee u dhexeeya maamullada Galmudug iyo Puntland.“Waa nasiib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Qarax Ay Ku Dhaawacantay Wariye Ka Tirsan Warbaahinta Dowladda Oo Ka Dhacay Muqdisho Wariye Hinda Xaaji Maxamed oo ka tirsan warbaahinta dowladda ayaa goor dhaw ku dhaawacantay qarax Miino oo la sheegay in uu ku xirnaa gaari ay wadatay. Qof goobjooge ah ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dagaal Ka Billawday Magaalada Gaalkacyo Xilli Nabadeyn Socotey Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi uu ka billawday dagaal u dhaxeeya ciidamada maamullada Puntland iyo Galmudug, xilli nabadeyn ay socotay. Dagaalkaan ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaalkii Gaalkacyo: Uur Ku Taallo Usoo Hoyatay Shacab Nabad Ku Naaloonayey Dagaalkii Gaalkacyo ka billawday 22-kii bishii lasoo dhaafay ee November waxa uu ahaa kii ugu adkaa ee magaaladaasi ka dhaca marka loo eego xilliga uu dhacay iyo sababta uu u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka San Bernardino, California: Labo Lagu Tuhmayo Dadkii Weerarka Fuliyay oo La Dilay 14 qof ayaa ku dhimatay halka 17 kale lagu dhaawacay kadib markii rasaas lagu furay dad ku sugna axarunta social services centre ee San Bernardino oo ku taalla California. Booliiska Mareykan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Itoobiya Oo Xabsiga Kasii Daayay Taliyahii Dowladda Ee Saldhigga Degmada Baardheere Taliyihii dowladda u magacowday saldhigga degmada Baardheere ee gobalka Gedo oo muddo labo maalin ah u xirnaa ciidanka Itoobiya ayaa dib u helay xoriyaddiisa. Taliyahan oo lagu magacaabo Korneel Cabdicasiis…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas “Masii Socon Karto Sidii Loogu Noolaa Gaalkacyo Ee Nabadda Iyo Colaad Midna Ahayn” Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in marnaba aanay sii socon karin in shacabka magaalada Gaalkacyo ay ku noolaadaan qaab nabad aan ahayn colaadna aan ahayn, isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Sheegay In Si Buuxda u Fulin Doonaan Heshiiskii Gaalkacyo Maamulka Galmudug ayaa sheegay in si buuxda ay u fulin doonaan qodobadii shalay lagu heshiiyay ee ah nabadeynta Gaalkacyo. Madaxweynaha maamulkaasi C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in maamulkiisa ay ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Britain Oo Dowladooda u Fasaxay Ka Qeybqaadashada Duqeynta Cirka Ee Lagu Hayo Daacish Mudanayaasha baarlamanka dalka UK ayaa si aqlabiyad ah ku ogolaaday in dowladda Britain ay ka qeyb qaadato duqeynta dhanka cirka ah ee lagu hayo ururka IS. Dood dheer oo qaadatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IGAD “Soomaaliya Waa In Ay Heshaa Ciidan Qaran” Ururu gobaleedka IGAD ayaa sheegay in xilligaa Soomaaliya ay u baahan tahay ciidan qaran oo mid ah, bedalkii ciidamo badan lahaan lahaayeen maamul gobaleedyada dalka ka jira. Ergayga arrimaha Soomaaliya…