Madaxweyne Shariif Xasan Oo Ku Baaqay In Laga Taageero Dhismaha Iyo Tababarada Ciidamada Booliiska Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku baaqay in laga taageero maamulkiisa dhismaha iyo tababarada ciidamada Booliiska. Waxa uu sheegay Shariif Xasan in ciidamada Booliiska ay yihiin… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Madaxweynihii Hore Ee Puntland C/raxmaan Faroole Oo Ka Digay In 2016 Lagu Laabto Nidaamka 4.5 Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa ka digay in shacabka Soomaaliyeed mar kale wax loogu qeybiyo nidaamka awood qeybsiga beelaha ee loo yaqaan 4.5. Waxa uu sheegay in…
1 daqiiqo Guddi Ka Kooban Labada Gole Ee Dowladda Oo Gaaray B/xaawo Si Ay Usoo Baaraan Xadgudubka Kenya Guddiga ay dowladda Federaalka Soomaaliya u dirtay degmada B/xaawo ee gobalka Gedo ayaa soo ogaanaya darbiga dowladda Kenya ka dhiseyso dhulka Soomaaliyeed ee xiga dhanka degmadaasi. Waxaa guddigani hogaaminaya wasiirka…
2 daqiiqo Shirar Looga Tashanayay Nooca Ay Noqon Doonto Doorashada 2016 Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Magaalooyin Badan Oo Dalka Ah Shirar wadatashi ah oo looga hadlayay nooca ay noqon doonto doorashada dalka ka dhacaysa sanadka 2016-ka ayaa lagu qabtay magaalooyin badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya, kuwaasi oo Laba…
3 daqiiqo Kaaliyaha Xogheyaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqul insaanka oo Ka Hadlay Dilalka AMISOM, Dhibaatada Haweenka iyo Caruurta Waxaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho Kaaliyaha Xogheyaha guud ee qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqul insaanka , kaaliyaha ayaa booqasho waxaa uu ku maray magaalooyinka Nairobi, Muqdisho iyo Baydhabo.…
2 daqiiqo Wariye Cabdisalaan Hareeri Oo Aynu Ka Wareysannay Taariikhda Allaha u Naxariistee Wariye Cawke (Dhageyso) Wariye Cabdisalaan Hareeri oo ka mid ah wariyayaasha Soomaaliyeed ayaan ka wareysannay taariikhda Allaha u naxariistee Wariye Axmed Xasan Cawke oo saaka ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya.…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan ‘’Weriye Cawke Waxa Uu Ahaa Nin Wax Weyn Soo Qabtey, Taariikhda Dalkana Baal Dahab Ah Ka Galey’’ Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray shacabka, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday weriye Axmed Xasan Cawke oo ka mid ahaa hawlwadeennada kaalinta weyn…
1 daqiiqo Ciidamada Puntland Oo Boosaaso Ku Xiray Dhallinyaro Tahriibaysay Ciidamada Booliiska Puntland ee gobalka Bari ayaa gacanta ku dhigay dhallinyaro la sheegay in ay doonayeen inay u tahriibaan dalka Yemen. Taliyaha qeybta Booliiska gobalka Bari Cabdixakiin Xuseen Yuusuf oo…
6 daqiiqo Sanad Kadib Doorashadii Sharif Xasan, Maxaa Ka Qabsoomay Ballamihii Sharif-ka uu Ka Qaaday Reer Koofur Galbeed?!! Maanta oo kale, Sanadkii hore waxaa Baydhabo lagu doortay Shariif Xasan Sheekh Aadan, dadka la socda siyaasadda dalka guud ahaan gaar ahaan Koofur Galbeed waxaa ay is lahaayeen Aden waxaa…
1 daqiiqo Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Deegaanka Xawaadley Ee Shabellaha Dhexe Khasaare hantiyeed ayaa ka dhalatay fatahaad Wabiga Shabelle uu ku sameeyay deegaanka Xawaadley oo ka mid ah deegaannada hoostaga degmada Balcad ee gobalka Shabellaha Dhexe. Fataahadda ayaa deegaankaasi ku socotay…