1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug iyo dowladda Itoobiya Oo Ka Shiray Wada Shaqeyn Dhex Marta Labada Dhinac Madaxweynaha Galmudug oo ku sugan Magaalada Adis Ababa ayaa halkaasi kula kulmay wasiirka Arrimaha Dibadda Ethiopia, iyagoona kawada hadlay iskaashi ay yeeshaan labada dhinac. Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa Wasiirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Diini “Wey Bad Qabaan Dhagxaantii Cadeynta u Ahaa Xuduudka Soomaaliya Iyo Kenya” Wasiirka gaashaandhiga xukuumadda Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini oo hogaaminayay guddi xaqiiqo raadin ah oo ka tirsan Labada gole ee dowladda Soomaaliya ayaa sharxaad ka bixiyay wax ay kusoo arkeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Magaalada Baydhaba Kula Kulmaya Madaxda Maamulka Koonfur Galbeed Iyo Odayaal Dhaqameed Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo xalay ku hoyday Magaalada Baydhabo ayaa isla xalay Munaasabad soo dhaweyn ah loogu sameeyay Xarunta Madaxtooyada Maamulka Koonfur galbeed ee Magaaladaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Daacish Oo Sheegtay Inay Dishay Muwaadiniin u Dhashay Dalalka Norway Iyo Shiinaha Ururka Daacish ayaa sheegay in ay dileen Labo qof oo u kala dhashay dalalka Norway iyo Shiinaha kuwaas oo ay in mudda ah kooxdu madax furasho ay ka dalbaneysay. ISIL…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Laba Diyaarad Oo Ay La Socdeen Soomaali Qaxooti Ku Ahaa Kenya Oo Gaaray Kismaayo Magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, waxaa maanta soo gaaray Laba diyaarad oo waday Soomaali Qaxooti ku ahayd xeryaha dhadhaab ee dalka Kenya. Diyaaradii ugu horeysay ayaa waday 13 qoys…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhan Ah Xadgudubka Kenya Oo Maanta Ka Dhacay Degmada Garbahaarey Ee Gedo Dibadbax ballaaran oo ay dhigayeen shacab badan kana dhan ah xadgudubka Kenya ee degmada Baladxaawo ayaa maanta ka dhacay degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo. Odayaal, Haween, Dhallinyaro iyo ardayda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safaaradda Soomaaliya ee Maraykanka oo dib loo furayo Safaaradda Soomaliya ee dalka markanka oo ayaa dib loofurayaa manta gelinka dambe ka dib 25 sano oo dagaalo sokeeye ay ka jireen Soomaliya.. Ku dhowaad labo boqol oo kun oo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sharci Ku Saabsan Xuquuqda Siyaasiyiinta Xilka Ka Taga ama Geeriyooda Iyagoo Xilal Haya Kulanka 10naad, Kalfadhiga 7-aad ee golaha shacabka waxaa maanta ajendihiisa ka mid ahaa Akhrinta 3-aad Hindise Sharciyeedka Maal-gashiga Shisheeye, Waxaa kaloo la qeybiyay Mashruuc sharci ku saabsan xuquuqda Liiltirka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Diyaarad Qaxooti Soomaaliyeed Ka Keentay Xeryaha Dhadhaab Oo Soo Gaartay Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, ayaa waxay sheegayaan in garoonka magaaladaasi ay soo caga dhigatay diyaarad ay la socdaan Soomaali Qaxooti ku ahaa xeryaha dhadhaab ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeney Isku Qarxisay Daafaha Paris iyo Baaritaankii oo weli Socda Booliiska Faranisiiska ayaa sheegay in labo qof ku dileen daafaha caasimadda Paris ee Saint Denis xilli halkaas ay ka wadeen baaritaan dad lagu tuhunsanaa weeraradii Jimcihii ka dhacay Paris. Booliiska…