1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Howlan Xalinta Xiisad Ka Jirta Magaalada B/weyne Waxgaradka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa ku mashquulsan xalinta xiisad ka jirta magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Maleeshiyaad loo maleynayo in qaab qabiil u abaabulan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaanno Ka Tirsan Sh/hoose Oo Laga Barakacay Kadib Fatahaad uu Sameeyay Wabiga Shabelle In ka badan 30 qoys ayaa ka barakacay deegaanno ka tirsan gobalka Shabellaha Hoose, kadib markii uu fatahaad ku sameeyay wabiga Shabelle. Deegaanada kala ah Ari Moog iyo Irdoole oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Fatahaad Wabiga Shabelle Ka Geystay Tuulada Xawaadley, Shabellaha Dhexe Wabiga shabelle ayaa lagu soo waramayaa in meel cusub oo hor leh uu kaga fatahay Tuulada Xawaadley ee gobalka Shabellaha Dhexe, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare hantiyeed. Wariyaha Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Sheegay Dhibaatooyin Ka Jira Ceerigaabo Wasiirka wasaaradda gaashaandhiga maamulka Somaliland Axmed Cali Cadami ayaa sheegay in dhibaato ay ka jiraan magaalada Ceerigaabo ee gobalka Sanaag oo uu tilmaamay inay ku dhex jiraan shaqsiyaad dhibaato sameeya.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerarkii Mali Oo Lasoo Afjaray Ciidamada dalalka Mali, Faransiiska iyo Mareykanka ayaa sheegay in ay soo afjareen howl-gallo lagu bad baadinayey 170 ruux oo rag ka tirsan Ururka Al-Qaacida ay ku qabsadeen Hoteel ku yaala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koox Hubeysan Oo Weerar Ku Qabsatay Hotel Ku Yaalla Dalka Mali Koox hubeysan ayaa maanta weerar waxay ku qaadeen Hoteel lagu magacaabo Radisson Blu oo ku yaalla magaalada Bamako oo caasimad u ah dalka Mali. Raggan hubeysan oo gaaraya 4 qof…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariyeyaasha Soomaaliyeed Ee Ku Sugan Nairobi Oo Ku Baaqay In Lasii Daayo Wariye Jaamac Debaraani Wariyayaasha Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa si kulul u cambaareeyay xariga wariye Jaamac Debaraani oo maalintii shalay ahayd ciidamada Puntland ku xireen magaalada Garoowe.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Sugan Gaalkacyo Oo Cabasho Ka Ah Maamulka Puntland Waxgaradka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa fariin cabasho ah u diray madaxda sare ee maamulkaasi, taasi oo ku aadan dad dhawaan lagu dilay Waqooyiga magaaladaasi. Waxay sheegeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 500 Qoys Oo Ka Barakacay Daad Ku Rogamaday Deegaanno ka Tirsan Gedo Ugu yaraan 500 oo Qoys ayaa ku barakacday Roobab daadad watey oo ka da’ay Deegaanka Faanweyn ee Degmada Garbahaarey gobalka Gedo. Roobabkani oo ka da’ayey deegaanka Faanweyn oo Garbahaarey u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Degmada Caabduwaaq Oo Shalay Lagu Dagaallamay Dagaal la xiriira is qabqabsi dhul ayaa shalay ka dhacay degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Wararkii ugu dambeeyay ee saaka laga…