2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariyeyaasha Ku Sugan Boosaaso Oo Dhaliilay Wasaaradda Warfaafinta Puntland Wariyeyaasha ku dhaqan magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa si kulul waxay u cambaareeyeen wasaaradda warfaafinta Puntland oo xabsiga dhigtay wariye Jaamac Debaraani oo ka shaqeynayay Talefishinka madaxa banaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Bartamaha Magaalada Brussels ee dalka Belgium Oo u Haawaneysa Cabsi Laga Qabo Daacish Bartamaha magaladda Brussels ee dalka Belgium ayaa haawaneysa kadib markii maqaayadaha waa weyn iyo Baararka ku yaalla magaladaa albaabada la isugu dhuftay, saacado kadib markii dowladda dalkaasi ay soo saartay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Koonfur Galbeed Oo Dhoolatus Ka Sameeyay Baydhabo Ciidamada daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa Booliiska ayaa maanta dhoolatus ciidan waxay ka sameeyeen wadooyinka waaweyn ee magaalda Baydhaba. Ciidamadaan oo dhawaan tababar ku dhameystay magaaladaasi, ayaa gaada ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Canug Dhallan Shan Bil Iyo Dad Kale Oo Ku Dhaawacmay Qarax Ka Dhacay Buuloburde, Hiiraan Wararka ka imaanaya degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in Maqaayad ku taalla halkaasi uu ka dhacay Qarax Miino oo khasaare soo gaarsiiyay dad shacab ah. Qaraxaan ayaa la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Hoteellada Gaalkacyo Oo La Adkeynayo Kulan looga hadlayay amniga Hoteelada Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta dhex maray wasaaradda Amniga Galmudug iyo sidoo kale milkiilayaasha Hoteeladaasi. Kulanka ayaa ahaa mid Albaabada u xiran, waxaana lagu lafa guray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Dilay Seddax Askari Oo Kenyan Ah Ciidamada Itoobiya ayaa la sheegay in Seddax Askari oo Kenyan ah ku dileen xadka kala qeybiya Labada dal, gaar ahaan deegaanka lagu magacaabo Marsaxbit. Wararka ayaa seegaya in ciidamada Itoobiya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Tashanayo Hindisa sharciyeedka Axsaabta Dalka oo Muqdisho Ka Furmay kulankan oo ahaa wada tashiga qabya qoraalka Hindisa sharciyeedaka axsaabta dalka ayaa socon doona mudo sadax maalin ah Waxaa ka soo qeybgalay ku dhawaad 200 oo xubnood kuwaa oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Macallinka Soomaaliyeed Oo Maanta Loo Dabaal Degayo Maanta oo ay ku beegan tahay 21-ka November, waxaa loo dabaal degayaa maalinta Macallinka Soomaaliyeed, iyadoo sanad walba sidaan oo kale loogu dabaal dego. Macallinka oo ah hagaha bulshada, islamarkaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Magaalada B/weyne Oo Ku Guuleystay Furista Waddo Halbowle u Ahayd Isku Socodka Dadweynaha Waxgaradka ku dhaqan magaalada B/weyne oo uu horkacayay Ugaas Cabadiraxmaan Ugaas Khaliif ayaa ku guuleystay in ay furaan wadada laamiga ah ee magaaladaasi, taasi oo in ka badan 7 cisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Amaanka oo isku raacay la Dagaalanka Daacish Golaha amaanka qaramada midoobay ayaa ku booriyay dowladaha dhamaan in ay ka qeyb qaataan la dagaalanka Daacish. Golaha amaanka ayaa si aqlabiyad ah isku raacay in la labo laabo dadaallada…