1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Ku Hanjabay Dagaal Ka Dhan Ah Al-shabaab Maamulka Jubbaland ayaa ku hanjabay dagaal ka dhan ah Xarakada Al-shabaab, gaar ahaan kuwa ku sugan deegaanno ka mid ah gobalka Jubada Dhexe. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Jeneraal Cabdullaahi Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Nuur Faarax “Kenya Waxay Wadaa Yasitaan Soomaaliya Ah” Xildhibaan Nuur Faarax Jaamac oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, gaar ahaan xubnihii dhawaan gaaray degmada Baladxaawo ee gobalka Gedo ayaa isaga oo wareysi siiyay Goobjoog News, waxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faransiiska Oo Baraarujiyay Wadamada Reer Yurub Wasiirka Arrimaha Gudaha dalka Faransiiska Bernard Cazeneuve ayaa wadamada Yurub u ugu baaqay in ay hurdada ka kacaan kadib weeraradii Paris. Wasiirka ayaa hadlayey kadib markii lagu dhawaaqay in la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Go’aamiyay Dib u Furista Safaaradihii Soomaaliya Ee Horay Loo Xiray Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Mudane Maxamed Cumar Carte, iyada oo goluhu isku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog News oo Warbixin Dheer Ka Sameysay Caruur u Dhimatay Sun La Mariyay Jirkooda Geerida afarta caruurta ah ee sunta u geeriyootay waxaa ay dareen gaar ku beertay Soomaalida, Goobjoog News ayaa dhacdadan kadib dhinacyo badan la xiriirtay si dadka looga wacyigaliyo qatarta suntan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Xabsiga Dhigay Wariye Ka Tirsan Talefishanka Somali Channel Maamulka Puntland ayaa maanta xabsiga dhigay Wariye Jaamac Dabarani oo ka howlgali jiray Talefishinka Somali Chanel Xaruntiisa magaalada Garoowe. Saldhigga magaaladaasi ayaa la sheegay in looga yeeray wariyaha, iyadoo war…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro Muujinaya Wixii Ay Soo Arkeen Guddiga Xaqiiqo Raadinta Ee Ku Baxay Xadka Guddiga Xaqiiqo Raadinta Xadka ee dowladda Federaalka ayaa Muqdisho Dib ugu soo laabtay shalay, isagoo soo sawiray wax alla wixii ay halkaas ku soo arkeen. Waxaa Arbacadii dalka dib ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Madaxweyne C/weli Gaas Iyo Ambassador Nicholas Kay Oo Arrimo Dhowr Ah Ka Shiray Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa xalay kulan ku yeeshay madaxtooya Puntland ee Garoowe. Kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Laascaanood Oo Ku Guuleystay Furisto Wado Aan Muddo La Marin Maamulka degmada Laascaanood ayaa holwgallo wado furis ah ka sameeyay xaafadaha bari ee Magaaladaasi. Maamulka degmada Laascaanood ayaa arrintani ku sheegay inay tahay mid wax badan ka taraysa bilicdka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Caruur Walaalo Ah Oo u Geeriyootay Sun La Mariyay Jirkooda, Magaalada Muqdisho Wararka naga soo gaaraya Xaafadda Carafaat degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ku geeriyoodeen Afar caruur oo walaalo ah, ka dib sun la mariyay jirkooda.…