6 daqiiqo Sheeko:Dalka Sanad Kadib Doorashadii Sharif Xasan, Maxaa Ka Qabsoomay Ballamihii Sharif-ka uu Ka Qaaday Reer Koofur Galbeed?!! Maanta oo kale, Sanadkii hore waxaa Baydhabo lagu doortay Shariif Xasan Sheekh Aadan, dadka la socda siyaasadda dalka guud ahaan gaar ahaan Koofur Galbeed waxaa ay is lahaayeen Aden waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Deegaanka Xawaadley Ee Shabellaha Dhexe Khasaare hantiyeed ayaa ka dhalatay fatahaad Wabiga Shabelle uu ku sameeyay deegaanka Xawaadley oo ka mid ah deegaannada hoostaga degmada Balcad ee gobalka Shabellaha Dhexe. Fataahadda ayaa deegaankaasi ku socotay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beeraleyda Degmada Afgooye Oo Cabasho Ka Ah Isbaarooyin Lacago Badan Looga Qaato Beeraleyda ku dhaqan degmada Afgooye iyo deegaanno ku dhaw degmadaasi ayaa ka cabanaya rag hubeysan oo Isbaarooyin dhigta wadooyinka gala degmadaasi, kuwaa oo qaata lacago badan. Qodata Qudaarta ee degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Axmed Xasan Cawke Oo Geeriyooday Abaare Waabarigii saaka ayaa lagu soo waramayaa in wariye Axmed Xasan Cawke uu ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Allaha u naxariistee Cawke ayaa la sheegay in maalmahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Shabellaha Dhexe “Degmada Mahadaay Waxaa Ka Jirta Dhibaato Heer Qaran” Maamulka gobalka Shabellaha dhexe ayaa ku dhawaaqay in degmada Mahadaay ee gobalkaasi ay ka jirto dhibaato heer qaran, loona baahan yahay in shacabka Soomaaliyeed iyo hay’adaha samafalka ah usoo gurmadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Difaaca Kenya Oo Sheegtay In Ciidamadeeda Aysan Kala Baxayn Soomaaliya Dowlada Kenya ayaa sheegtay in marnaba Ciidamadeeda ka saari doonin Soomaaliya, kuwaasi oo qaab nabad ilaalin ah u jooga. Xoghayaha gaashaandhiga Kenya Rijel Umamo ayaa sheegtay in ciidamada Kenya ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyaad Hubeysan Oo Maalintii Saddexaad u Xiran Tahay Wadooyinka Baladweyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in maalintii Saddexaad ay maleeshiyaad hubeysan u xiran tahay wadooyinka ugu muhiimsan ee magaaladaasi. Maleeshiyaadkaan ayaa wata gaadiidka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Galmudug Oo Howlgallo Dad Badan Lagu Soo Qabtay Ka Sameeyay Mudug Iyo Galgaduud Taliska Booliiska Galmudug ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgal ay ciidamada maamulkaasi ka sameeyeen deegaanno ka mid ah gobalada Mudug iyo Galgaduud, kaasi oo dad badan lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Oo Amray In La Baaro Dilkii Loo Geystay Sarkaal u Shaqeynayay Hay’adda Main Action Gudoomiyaha gobalka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax ayaa qoraal uu kasoo saaray xafiiskiisa waxa uu hay’adaha amniga gobalka Hiiraan iyo xeer ilaaliyaha guud ee qaranka uu degdeg uga codsaday in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha France Oo Ku Hanjabay In Ay Burburin Doonaan Kooxda Daacish Madaxweynaha dalka Fransiiska Francois Hollande ayaa wacad ku maray in dalkiisu uu bur burin doono xoogaga Dowladda Islaamiga ah. Madaxaweynaha dalkaasi waxa uu doonaya in uu hirgeliyo Saddex Bilood oo…