1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Faransiiska Oo Baadi Goobaya Ragii Weeraray Paris Magaladda Paris iyo guud ahan dalka Fransiiska waxaa ka soconaya baadi goob loogu jiro sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa rag la aaminsanyahay in ay ka hareen dadkii weerarka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Ardayda Jaamacadaha Soomaaliyeed Oo Cabmaareeyay Xadgudubka Kenya ee B/xaawo Midowga ardayda Jaamacadaha Soomaliyeed (MAJSO) oo maanta magaalada Mogadishu kulan ku yeeshay ayaa waxay cambaareeyeen xad-gudubka cusub ee Kenya ay ka wado degmada B/xaawo ee Gobalka Gedo. Gudoomiyaha Midowga Ardayda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Dad Badan Lagu Qabtay Ka Sameeyay Degmada Wadajir Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa howlgal la sheegay in amniga lagu xaqiijinayo waxay ka sameeyeen degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Howlgalkaan ayaa si gaar ah waxay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaashaandhiga Oo Sheegay In Ciidanka Xoogga Dalka u Tababaran Yihiin Dhowrista Xaquuqul Insaanka Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini oo kulan la qaatay u qeyb sanaha Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Arrimaha Xuququl insaanka Ivan Simonovic ayaa ka wada hadlay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Qof Oo Ku Dhimatay Rasaas Lagu Furay Gaari Dhaawac Siday Magaalada Gaalkacyo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa gaari dhaawac waday oo lagu rasaaseeyay gudaha magaalada Gaalkacyo, halkaasi oo ay ka dhalatay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Gaarigaan ayaa la sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Ka Warbixiyay Safarro Uu Ku Tagay Dalalka Kenya, USA iyo Malta Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay safarro uu kusoo kala bixiyay dalalka Kenya, Maraykanka iyo Malta. Ugu horeen waxa uu sheegay inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobalka Nugaal Oo Laga Mamnuucay In Lagu Qabto Shirarka Looga Hadlayo Hiigsiga 2016 Maamulka gobalka Nugaal ee Puntland ayaa sheegay in guud ahaan gobalkaasi laga mamnuucay in lagu qabto shirar looga hadlayo Hiigsiga 2016, illaa kuwa maamulka uu fasaxo. Gudoomiyaha gobalkaasi Cumar Cabdullaahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cudurro Ka Dilaacay Degmada Mahadaay Ee Gobalka Shabellaha Dhexe Maamulka degmada Mahadaay ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in cudurro ay ka dilaaceen degmadaasi, kuwaasi oo saameeyay dadka halkaasi ku nool. Gudoomiye ku xigeenka degmadaasi Saalax Aadan oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaladda Magaalada Baladweyne Oo Saaka Kacsan Wararka saaka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa ku waramaya in xaaladda magaaladaasi ay tahay mid aad u kacsan. Waxaa magaalada saaka soo buuxdhaafiyay maleeshiyaad qaab…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid Ka Mid Ah Raggii Weeraray Paris Oo La Aqoonsaday Mas’uul sare oo u hadlay dowladda Fransiiska ayaa sheegay weeraradii ka dhacay Magaladda Paris oo ay ku dhinteen 130 kuna dhawacmeyn 350 ruux ay ku lug lahaayeen Seddex Kooxood. “Waa…