2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Qaxootiga Afrika Oo Ka Furmaya Malta hogaamiyayaasha dalalka Midowga Yurub iyo Afrika oo ka wadahadlaya xaalada cakiran ee qaxootiga badan ee tagaya Qaaradda Yurub. Shirkan waxaa ka qeyb geli doona wafdi balaaran oo ka socda dowlada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab oo qabsatay Deegaanka Fiidow iyo Deegaano kale Sida dad deegaanka ah ay sheegayaan Xarakada Al-shabaab ayaa la wareegtay deegaanka Fiidow kadib markii ay baneeyeen ciidanka AMISOM iyo kuwa dowladda. AMISOM ayaa Khamiistii ka guuray Buqda-Aqable oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mamulka Degmada Mahadaay Oo Sheegay In Weli Ay La Yihiin Cid u Gurmata Shacabka Ku Dhibban Degmadaasi Maamulka degmada Mahaday ee gobalka Shabellaha dhexe ayaa sheegay in weli aanay arag hal fariin oo jawaab u ah qeylo dhaanta ku aadan dadka ku dhibban degmadaasi ee ay saameeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Tababar Usoo Xiray Ciidamo La Sheegay Inay Ku Wajahan Yihiin J/dhexe Maamulka Jubbaland ayaa degmada Dhoobley ee gobalka Jubada Hoose, waxa uu tababar ugu soo xiray ciidamo badan oo ka tirsan maamulkaasi, kuwaasi oo la sheegay inay duulaan ku yihiin gobalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Kala Taabacsan Puntland Iyo Galmudug Oo Isku Rasaaseeyay Gaalkacyo Israsaaseyn ayaa ka socota suuqa Darxumo ee bartamaha magaalada Gaalkacyo una dhaxeeya Koonfurta iyo Waqooyiga magaaladaasi. Israsaaseyntani ayaa u dhaxaysa ciidamo kala taabacsan maamullada Galmudug iyo Puntland, waxaana ay timid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Khasaare Nafeed Geystay Oo Ka Da’ay Gobalka Jubada Hoose Roobab khasaare geystay ayaa ka da’ay saacadihii la soo dhaafay degmada Badhaadhe ee gobalka Jubada Hoose. Wararku waxay sheegayaan in roobabka ay ahaayeen kuwo aad u xooggan, iyaga oo da’ayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Degmada Ceelbuur Oo Soo Hagaagaya Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka Galmudug State oo socdaal ku tagay degmada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud ayaa sheegay in uu soo hagagayo amniga degmadaasi. Xildhibaan Mahad Cibaar oo ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Dagaal Oo Lagu Qaaday Fariisin Ciidamada AMISOM Ku Lahaayeen Shabellaha Hoose Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar gabaldhacii shalay ay ciidamo ka mid ah Al-shabaab ku qaadeen fariisin ciidanka AMISOM ku leeyihiin deegaanka Golweyn ee gobalka Shabellaha Hoose. Dagaalkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqruq Maalka Soomaaliyeed Ee Guryaha Dhisa Oo Aan Haysan Difaacyo Gacmeed Ururka shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa arrin Qatar badan ku tilmaamay habka shaqaalaha muruq-maalka ah kuwooda gurayaha dhisa ay shaqadaasi u qabtaan. Madaxa ururka shaqaalaha Soomaaliyeed Maxamed Cismaan Xaaji ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ku Dhawaad 50 Qof Oo Ku Geeriyootay Qaraxyo Ka Dhacay Lubnaan Ugu yaraan 40 ruux ayaa ku geeriyootay, 181 kalana waa ay ku dhaawacmeyn Labo Qarax oo mataana ah islamarkaana gilgilay magaladda Beirut ee caasimadda dalka Lubnan. Laba qof oo bambaanooyin…