2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Oo Sheegay In La Furi Doono Wadooyinka Xiran Ee Muqdisho Gudoomiyaha cusub ee gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Culusow oo ka hadlay munaasabad ka isaga lagu soo dhaweynayay oo ka dhacday degmada X/weyne ayaa sheegay in la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ugu Baaqay Maamulka Gobalka Banaadir Wax Ka Qabashada Waxyaabaha Maanka Dooriya Xildhibaan Ibraahim Saalax Dayfullah oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka dalbaday maamulka gobalka Banaadir in wax laga qabto meelaha lagu iibiyo waxyaabaha maanka dooriya. Waxa uu carabka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Ka Dooday Darbiga Kenya Ka Dhiseyso Xadka Ay La Wadaagto Soomaaliya Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan xasaasi ah waxay ka yeesheen arrinta ku aadan darbiga ay Kenya ka dhiseyso halka Labada dal ay xuduuda ka wadaagaan iyo sidoo kale arrinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Ismiidaamin Ah Oo Lagu Qaaday Kolonyo Uu La Socday Madaxweynaha Koonfur Galbeed Wararka laga helayo gobalka Shabellaha Hoose, ayaa waxay sheegayaan in gabal dhacii maanta weerar Ismiidaamin ah lagu qaaday Kolonyo Gaadiid ah oo uu la socday Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 100 Qof Oo Lagu Qabtay Howlgal Ay Ciidamada Dowladda Ka Sameeyeen Degmada X/weyne Ciidamada Booliiska ayaa howlgal ballaaran waxa ay ka sameeyeen degmada X/weyne ee gobalka Banaadir maanta ku Saddex, iyadoo howlgalkaan lagu soo qabtay 110 qof. Gudoomiyaha degmada X/weyne C/qaadir Maxamed C/qaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Hubeysan Oo Odayaal Dhaqameed Ku Dilay Gobalka Galgaduud Rag hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in rasaas ay ku fureen gaari ay la socdeen Odayaal dhaqameed kusii jeeday degmada Balanballe ee gobalka Galgaduud, halkaasi oo ka dhalatay khasaare dhimasho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guri Ku Yaalla Degmada X/weyne Oo Kusoo Dumay Dadkii Deganaa (Sawirro) Mid ka mid ah guryaha ku yaalla degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan Waaxda Horseed, Laanta Labaad ayaa lagu soo waramayaa in gelinkii hore ee maanta uu soo dumay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Hiiraan “Xeradii Daraawiishta Goob Dan Guud Ah Baa Loo Bedalayaa” Gudoomiyaha gobalka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax oo kormeer ku tagay xeradii ciidamada Daraawiishta ee magaalada B/weyne oo dood badan ka taagneed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay waxa ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Buurhakaba Oo Dowladda Ka Codsaday Gurmad Ciidan Oo Isbaarooyinka Qaada Gudoomiye ku xigeenka dhanka amniga ee maamulka degmada Buurhakaba ee gobalka Baay Xuseen Maxamed Maankaalow oo la hadlay Idaacadda Goobjoog ayaa ka warbixiyay howlgallo ay halkaasi ka wadeen ciidamada maamulkooda,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkad Laga Leeyahay Dalka Shiinaha Oo Dhiseysa Dekadda Hobyo Qubaro ka socda shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa deegaanada Galmudug, islamarkaana kormeer kusoo sameeyay qaabka loo hirgelin karo dhisamaha dekadda Hobyo ee gobalka Mudug…