1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Oo Isku Shaandheyn Ku Sameeyay Wasiiradiisa Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Cali Khaliif Galeyr ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golahiisa wasiirada, isaga oo ku sugan deegaanka Ceel-cadde ee gobalka Togdheer. Galeyr ayaa soo kordhiyay wasaarado cusub waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Sheegay In Ciidamada Tababarka Lagu Siinayo Baydhaba Ay La Dagaallami Doonaan Al-shabaab Saraakiisha maamulka Koonfur Galbeed ee ku sugan magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay ayaa sheegay in ciidamada haatan tababarka uga socdo magaaladaasi ay qeyb weyn ka qaadan doonaan dagaallada ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Laga Baqayo Inuu Ku Fataho Deegaanno Ka Tirsan Gobalka Hiiraan Maamulka degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan ayaa sheegay inay ka baqanayaan inuu Wabiga Shabelle ku fataho degmadaasi iyo sidoo kale deegaanno kale oo degmadaasi ku dhaw. Maxamed Cabdulle Fiidow oo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ambassador Kay “Ma Jirto Diyaarad Ay Leedahay Qaramada Midoobay Oo Kusoo Dhacday Duleedka Afgooye” Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Ambassador Nickolas Kay oo wareysi siiyay Idaacadda VOA ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda dalka, sida doorashooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG:- Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Oo Billaabatay Goor dhaw waxaa xarunta golaha wakiilada Puntland ee Garoowe si rasmi ah uga billaabatay doorashada gudoomiyaha baarlamaanka ee maamulkaasi. Xilkaan waxaa u tartamaya musharraxiinta kala ah:- Cabdixakii Xaaji Maxamed Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wadooyinka Gala Deegaanka Mareerey Ee Sh/hoose Oo La Dayactirayo Maamulka deegaanka Mareerey ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa shaaca ka qaaday in dayactir ay ku sameynayaan dhammaan wadooyinka gala deegaankaasi. Sayid Mayow oo ah gudoomiyaha Mareerey ayaa inoo sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Cusub Ee Degmada Caabudwaaq Oo Wada Hadal La Galaya Dadka Dhaliilsan Maamulkaasi Maamulka cusub degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa sheegay in wada hadal ay la geli doonaan cid walba oo dhaliilsan maamulkaasi si loo helo isku duubni iyo amni. Gudoomiyaha degmadaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dawo Yari Ka Jirta Isbitaalka Istarliin Ee Degmada Guriceel Maamulka isbitaalka Istarliin ee magaalada Guriceel gobalka Galgaduud ayaa sheegay in dawo yari ay ka jirto Isbitaalkaasi, kaasi oo ah mid ay ku xiran yihiin dad badan oo ku sugan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Badan Oo Ku Rogmaday Xaafadaha Degmada Mahadaay Ee Sh/dhexe Maamulka degmada Mahadaay ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in biyo aad u badan ay buux dhaafiyeen dhammaan xaafadaha ay ka kooban tahay degmadaasi. Gudoomiye ku xigeenka degmada Mahaday Saalax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Booliiska Soomaaliya Oo Dalk Sudan u Tagay Xoojinta Xiriirka Labada Wadan (Sawirro) Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo wafdi la socday ayaa xalay xilli dambe gaaray magaalada Khartoum ee dalka Sudan, halkaasi oo booqasho Seddax maalin ah…