1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamul Cusub Oo Loo Magacaabay Degmada Balanbal Ee Gobalka Galgaduud Maamulka Galmudug State ayaa maamul cusub u magacaabay degmada Balanbal ee gobalka Galgaduud, ka dib safar dhowr cisho ah oo halkaasi uu ku joogay madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi. Maamulka cusub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Maraykanka Oo Lacag Dul Dhigtay Saraakiil Ka Tirsan Al-shabaab Dowladda Maraykanka ayaa malaayiin doolar waxa ay dul dhigtay saraakiil ka mid ah Xarakada Al-shabaab, kuwaasi oo ay sheegeen in la abaal marin doono ciddi sheegta ama u geysa macluumaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qof u shaqeynayay Hay’ad Samafal Oo Lagu Dilay Degmada B/xaawo Ee Gobalka Gedo Rag hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay degmada B/xaawo ee gobalka Gedo ku dileen darawal la shaqeynayay Hay’ad samafal oo ka howlgasha degmadaasi. Raggaan oo ku labisnaa dareeska ciidanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Batroolka “Soomaaliya Waxay Isku Diyaarineysaa In Shidaalkeeda La Qodo Oo La Hubiyo” Wasiirka wasaaradda Batroolka iyo macdanta ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Mukhtaar Ibraahim oo wareysi siiyay Goobjoog News, ayaa sheegay in Soomaaliya ay xilligaan wajahayso sidii loo qodi lahaa, loona baari lahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Bankiga Adduunka Oo Bogaadiyay Hufnaanta Nidaamka Maaliyaddeed Ee Dalka Bankiga adduunka ayaa bogaadiyay isla markaana ammaanay horumarka iyo hufnaanta Nidaamka maaliyaddeed ee dowladda Federaalka Soomaaliya, kadib kulan ballaaran oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa ka qeybgalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeybgalaya Shir Madaxeedka 4-aad Ee Jaamacadda Carabta iyo Koonfuur America Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka degey magaalada Riyadh ee dalka Boqortooyada Sacuudi Caraabiya, halkaa oo uu kaga qeybgeli doono Shir Madaxeedka 4-aad ee Jaamacadda Carabta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Tanaasulay Musharraxnimada Madaxweyne Ee Xisbiga Kulmiye Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa sheegay in uu ka tanaasulay musharraxnimada xilka madaxtimo ee xisbiga Kulmiye doorashada soo socota. Siilaanyo oo hadal dhinacyo badan taabanaya ka jeediyay shirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Dadkii Ay Saameysay Dabaylihii Ku Dhuftay Gobalka Bari Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay dabylo dhawaan ku dhuftay deegaanno ka mid ah Puntland, kuwaasi oo khasaare hantiyeed geystay. Gaas oo saxaafadda kula hadlay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Dumiyay Guryo Badan Oo Ka Da’ay Deegaanka Xinlibi Ee Gobalka Mudug Roobab saacadihii ugu dambeeyay ka da’ay deegaanka Xinlibi ee gobalka Mudug ayaa saameyn ku yeeshay bulshada ku nool halkaasi. Roobabkaan ayaa la sheegay in ay burburiyeen in ka badan 15…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Degmada B/xaawo Oo Sheegay In Dowladda Kenya Ay Baabi’ineyso Calaamadaha Xadka Labada Dal Waxgaradka ku dhaqan degmada B/xaawo ee gobalka Gedo ayaa sheegay in dowladda Kenya ay baab’ineyso calaamadihii muujinayay xuduudda aan rasmiga ahayn ee Labada dal. Nabadoon Idiris Aadan oo ku sugan…