2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Ansixiyay Heshiiska Caafimaadka Ee Soomaaliya Iyo Turkiga Golaha Wasiriida ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Cumar Carte, waxaana lagu ansixiyay heshiis u dhexeeya Dawladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rasmi: Xisbiga AKP oo ku Guuleystay 317 Kursi, Helayna Aqbaliyad uu Waayey 5 Bil ka hor Maanta oo Khamiis ah waxaa soo baxay Natiijada Doorashada Dalka Turkiga taas oo dhacday November 1, 2015, Waxaana lagu sheegay in uu guuleystay Xisbiga Talada haya ee Cadaaladda iyo Hor-umarinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Sheegay In Kenya Lagula Xisaabtamayo Hadii Ay Kusoo Xad Gudubto B/xaawo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo shir ku saabsan arrimaha qaxootiga uga qeybgalaya Malta ayaa ka hadlay waxa uu kala socdo xadgudubka Kenya ee ku aadan dhulka Soomaaliya. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyahii Xabsiga Dhexe Ee Jubada Hoose Oo Xilka Laga Qaaday, Xabsigana La Dhigay Xeer ilaaliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ee maamulka Jubbaland Cabdiqaadir Daahir Afrax ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay in xilka laga qaaday taliyahii xabsiga dhexe ee gobalka Jubada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Ka Hadlay Darbiga Ay Kenya Ka Dhiseyso Degmada B/xaawo Maamulka Jubbaland ayaa markii ugu horeysay si kulul uga hadlay darbiga Kenya ay ka dhiseyso xadka ay la wadaagto Soomaaliya, gaar ahaan kusoo xad gudubtay degmada B/xaawo. Wasiirka Arrimaha Gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub Oo Tallaabo Cusub u Qaadaya Xakameynta Muhaajiriinta Africa Wadamadda Midowga Yurub ayaa dalalka Afrika ugu yaboohay Gar gaar dhinacyo badan leh si looga hortago qulqulka muhaajiriinta afrikaanta ah ee Yurub galaya. Tilaabooyinka cusub oo ay midowga Yurub ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalag Beereed Ku Baaba’ay Fatahaad Wabiga Jubba Uu Ka Geystay Gobalka Gedo Roobab xooggan oo saacado badan ka da’ay gobalka Gedo ayaa sababay in fatahaad uu sameeyo Wabiga Jubba, iyadoo halkaasi ay ku baaba’een dalag beereed aad u badan. Maxamuud Cali oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doon u Rarneyd Ganacsato Soomaaliyeed Oo Ku Degtay Badda u Dhaxeysa Yemen Iyo Cumaan Doon u rarneyd ganacsato Soomaaliyeed ayaa lagu soo waramayaa inay ku degtay badda u dhaxeysa Yemen iyo Cumaan, iyadoo loo maleynayo in sababta ay u degtay tahay dabaylo ku dhuftay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Gudoomiye Cusub u Magacaabay Gobalka Sh/hoose Maamulka Koonfur Galbeed ayaa xilkii ka qaaday gudoomiyahii gobalka Shabellaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii iyadoo gudoomiye cusub loo magacaabay gobalkaasi. Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa Ibraahim Aadan Cali waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan ‘’Soomaaliya Dib Ayey Uga Soo Kabaneysaa Waayihii Mugdiga Ee Colaadda Iyo Dagaallada Sokeeye” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta iyo Koonfuur America ee ka socdey magaalada Riyadh ee dalka Boqortooyada Sacuudi Caraabiya. Madaxweynaha ayaa…