Shirkii Ka Socday Muqdisho Ee Looga Tashanayey Nidaamka Maaliyadda dalka Oo Lasoo Gabagabeeyay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeeti” ayaa maanta Muqdisho ku soo xiray shir balaaran oo mudo sadex maalmood ah u socday Wasaaradda Maaliyadda iyo Wasiiradda Maamul… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Xusuustii Abwaan Cabdi Muxumad Amiin Oo Todoba Sano Kahor Ku Geeriyooday Magaalada Nairobi Waxaa Maanta oo kale sanadkii 2008-dii ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Nairobi ee dalka Kenya Allaha u naxariistee marxuum Abwaan Cabdi Muxumad Amiin oo ka mid ahaa abwaanadii caanka…
2 daqiiqo Safaaradda Soomaaliya Ee Kenya Oo Furtay Xafiis Cusub Oo Ka Shaqeyn Doona Arrimaha Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Dalkaasi Safaaradda dowladda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Kenya ayaa lagu soo kordhiyay Xafiis cusub oo ka shaqeyn doona arrimaha qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool guud ahaan dalkaasi Kenya. Safiirka Soomaaliya…
1 daqiiqo Maamulka Gobalka Shabellaha Hoose Oo Guul Ka Sheegtay Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab Maamulka Gobalka Shabellaha Hoose ayaa guul ka sheegtay dagaal ciidamada dowladda iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray deegaan ku dhaw deegaanka Ballidoogle ee gobalkaasi. Afhayeenka maamulka Shabellaha Hoose Maxamed Shiino oo…
1 daqiiqo Dabaylo Ku Dhuftay Deegaannada Ku Dhaw Xeebaha Ee Puntland Dabaylo xooggan ayaa la sheegayaa inay ku dhufteen deggannada ku yaalla Xeebaha ee maamulka Puntland Qaarkood. Agaasimaha guud ee wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee maamulka Puntland C/qaadir Xaaji Yuusuf,…
2 daqiiqo Gudoomiyaha Cusub Ee Gobalka Banaadir Oo Maanta Si Rasmi Ah Xilka Ugala Wareegay Muungaab (Sawirro) Gudoomiyaha cusub ee gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay gudoomiyahii hore ee gobalka Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ka dib…
1 daqiiqo Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Guddiga Xallinta Khilaafka Xisbiga Kulmiye Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa guddi ka kooban Shan xubnood u magacaabay inay xalliyaan khilaafka xilligaan ka dhex taagan xisbiga talada maamulkaasi haya ee Kulmiye. Wareegto uu soo…
2 daqiiqo Shir Looga Tashanayo Sharciga Lagu Dhisayo Guddiga Madaxa Banaan Ee Xuquuqda Aadanaha Oo Muqdisho Ka Furmay Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shir ballaaran oo looga tashanayo sharciga lagu dhisayo guddiga madaxa banaan ee Xuquuqda Aadanaha, kaasi oo ay ka qeybgaleen Mas’uuliyiin dhowr ah. Shirkaan waxaa…
1 daqiiqo Dowladda Ingiriiska Oo Kordhineysa Taageerada Ay Siiso Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa xarunta safaaradda Ingiriiska ee magaalada Muqdisho kula kulmay safiirka dowladaasi u fadhiya Soomaaliya Danjire Harriett Mathews iyaga oo ka…
2 daqiiqo Maalinta soo afjarista gacmo ka laabashada dambiyada loo geysto Saxafiyiinta Maanta waxaa caalamka laga xusayaa Maalinta soo afjarista gacmo ka laabashada dambiyada loo geysto Saxafiyiinta , in ka badan 700 oo Saxafi ayaa la dilay 10kii sano ee la soo…