2 daqiiqo Sheeko:Dalka Duurjoogtii Soomaaliya Oo Kusoo Guryo Noqday Jubada Hoose Warbaahinta caalamka ayaa qortay in duurjoogtii dalka Kenya ay usoo baxsatay gudaha dalka Soomaliya, waxaana ka mid ah duurjoogta soo gashay Soomaaliya Maroodiga, Lo gisiga, Goronyada, Libaaxa, Haramcasta, Geriga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afgambi: Ciidanka Burkina Faso oo Madaxweynaha Casilay, Xukuumaddana kala Diray Lieutenant-Colonel Mamadou Bamba oo ka hadalay Telefishinka ayaa sheegay in ay soo afjareen Walaac badan iyo nidaam Kaligii Taliye ah iyagoo sameeyay golaha Dimoqoraadiyadda dalka. Ciidanka ayaa sheegay in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ka Badan 10 Oo u Dhintay Abaaro Ka Jira Somaliland Waxaa isa soo taraya gobalada ay Abaarta ku dhufutay ee Somaliland, taasi oo saameyn ku yeelatay dad iyo duunyo intaba. Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo Somaliland, gaar ahaan gobalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Khasaare Geystay Oo Goor Dhaw Ka Dhacay Magaalada Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose, ayaa sheegaya in halkaasi uu goor dhaw ka dhacay qarax Miino, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta.…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Gabar Soomaaliyeed Oo Caalamka Kula Tartamaysa Ka Ganacsiga Basbaaska Sacdiyo Shariif Xasan oo ah hal abuurka Ganacsiga Basbaaska horumaray ee dalka Maraykanka, ayaa Goobjoog News, waxa ay uga sheekeysay qaabka ay shaqadaan ku billawday iyo sidoo kale waqti ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Bakool Oo Saluugsan Saami Qeybsiga Xildhibaanada Koonfur Galbeed Maamulka gobalka Bakool ayaa madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, waxa ay ku dhaliileen in uusan dhex dhexaad ka ahayn, hanaanka loo qeybsanayo xildhibaanada maamulkaasi. Maxamed Xasan Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidleyda Ka Shaqeysa Inta u Dhaxeysa Muqdisho Iyo Baydhaba Oo Weli Cabasho Ah Waxaa isa soo taraya cabashada ay qabaan qaar ka mid ah darawalada gaadiidka isaga kala goosha magaalooyinka Baydhaba iyo Muqdisho, taasi oo ku aadan Isbaarooyin badan oo wadooyinka Shabellaha Hoose…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Lagu Weeraray Baladweyne Ciidamada xarakada Al-shabaab ayaa jidka u galay gaadiid ay saarnaayeen wafdi xildhibaanno iyo mas’uuliyiinta maamulka gobalka Hiiraan isugu jiray, kuwaa oo kusoo socday dhanka Baladweyne, waxaana la sheegay in dagaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Badeed Soomaali Ah Oo La Degay Shaqaalihii Saarnaa Markabka Laga Leeyahay Iiran Burcad Badeed Soomaali ah oo qafaal ku haystay markab laga leeyahay dalka Iiraan, islamarkaana ay la socdeen 21, shaqaale oo dalkaasi u dhashay ayaa lagu soo waramayaa in ay la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhalinyarada Soomaaliyeed Oo Laga Wacyi Geliyay Tahriibka Guddiga Arrimaha dibadda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhalinyarada ka wacyi geliyay halista uu leeyahay Tahriibka, kuna booriyay in dalkooda ay ka shaqeystaan. Gudoomiye ku xigeenka guddigaasi xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa, oo…