1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaasha Dhaqanka Oo Bayaan Ka Soo Saaray Doorashada Galmudug Waxaa bayaan ay uga hadlayaan doorashada maamulka Galmudug maanta soo saaray odayaasha dhaqanka maamulkaasi iyaga oo dalbaday in doorashada ay waqtigeeda ku dhacdo, xilli laga cabsi qabo in uu dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Galmudug Oo Maanta Soo Gabagabeynaya Isdiiwaangalinta Murrashaxiinta Guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug, ayaa sheegay in maanta ay ku ektahay isdiiwaangalinta murrashaxiinta u taagan qabashada xilka ugu sareeya maamulkaasi. Ilaa iyo haatan waxaa isdiiwaangalisay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Dacwad Heer Caalami Ah Ayaan La Tiigsan Doonaa General Guulwade . Xukuumada Somaliland, ayaa sheegtay in ay dacwad ka dhan ah Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen Guulwade u gudbin doonto dowladdaha Caalamiga ah ee uu ka haysto dhalashooyinka, ka dib eedeymo ay u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu Sunna: DFS Ayaa Afduubatay Doorashada Galmudug Iyadoo muddoyinkii ugu danbeeyay uu soo ifbaxayay khilaaf xooggan oo u dhaxeeya madaxda Ahlu Sunna iyo Dowladda Federaalka, kaas oo salka ku haya dhismaha maamulka Galmudug ayaa waxaa qoraal kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrdda Oo Oggolaaday Heshiiska Kaalmada Deyn-cafinta Dowladda Norway. Shir aan caadi ahayn oo ay Golaha Wasiirradu maanta Muqdisho ku yeesheen ayey ku ansixiyeen oggolaanshaha heshiiska ay Norway ku caawineyso deyn-cafinta Soomaaliya. Dowladda Norway ayaa bixineysa lacag gaareysa $400…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jowhar: Aabe Wiilkiisa Gowracay Oo Gacanta Lagu Dhigay Ciidamada Booliiska ee dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa lagu soo waramayaa in duleedka magaalada Jowhar kasoo qabteen Cismaan Ibraahim oo shalay wiilkiisa ku gowracay magaaladaasi. Taliyaha Booliiska Jowhar, Maxamed Siyaad Cali…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Goodax “Macquul Ma’ Ahan In Aan Imtixaannada Puntland Ka Ahaanno Tiimbareeyayaal” Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka warbixiyey halka uu maraayo khilaafkii dhanka waxbarashada ee wasaaradda iyo dowlad gobaleedka Puntland. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fannaanka Daa’uud Cali Masxaf oo Geeriyoodey Waxaa goordhow magaalada Jugjiga inuu ku geeriyooday la xaqiijiyey fannaanka iyo mulaxinihiistaha caanka ahaa Daa’uud Cali Masxaf. Daa’uud waxaa uu caan ku ahaa laxanka iyo Music-ga isaga oo ku lamaaanna…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 2019: Soomaaliya oo Noqotey Dalalka Ugu Musuqa Badan Markii 13-naad Inkasta oo maamulka Farmaajo uu mar weliba sheego horumar laga gaaray dhanka maaliyadda, isla xisaabtanka iyo dib u habeynta hey’adaha dhaqaalaha, xiriir wanaagsanna uu kala dhaxeeyo hey’adda IMF-ta iyo bangiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Galmudug Oo Kulan Degdeg Ah Ku Leh Dhuusamareeb Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in maanta ay halkaasi kulan degdeg ah ku yeelan doonaan xildhibaannada baarlamaanka Galmudug. Sida ay Goobjoog News u sheegeen…