1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Rakaab Ah Oo Markii Ugu Horeysay Ka Degtay Garoonka Baardheere Ku Dhawaad 10-sano (Sawirro) Diyaarad Rakaab ah ayaa markii ugu horeysay waxa ay ka degtay garoonka degmada Baardheere ee gobalka Gedo, halkaasi oo dhawaan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM kala wareegeen Xarakada Al-shabaab. Diyaaradaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuq Madoobaad: Saamiyada Shirkado Caalami ah oo Hoos U Dhacay Suuqyada Shiinaha maanta uma aheyn maalin fiican oo Saamiyada shirkadaha dalkaasi ayaa hoos u dhac ku yimid taas oo cabsi galisay dadka saamiyada Maalgishta. Wararka dhaqaalaha dunida ee maanta waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guuleed Oo Loogu Baaqay Xalinta Beelaha Saluugsan Maamulkiisa Mid ka mid ah waxgaradka kasoo jeeda deegaannada Galmudug ayaa ugu baaqay madaxweynaha maamulkaasi Cabdikariin Xuseen Guuleed in uu xalliyo saluugga ay qabaan qaar ka mid ah beelaha deggan gobalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Ku Dhaqan Shabellaha Dhexe Oo Ka Digay Mooshinka Laga Geeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan gobalka Shabellaha Dhexe ayaa ka digay mooshinka ay xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ka geeyeen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Suldaan Axmed Rashiid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Aragti Ka Dhiibtay Waqtiga Dowladda u Haray Iyo Shaqooyinka Horyaalla Qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqsdisho ayaa aragti kala duwan waxa ay ka dhiibteen waqtiga u haray dowaldda Federaalka Soomaaliya iyo sidoo kale shaqooyinka u haray. Shacabka qaar oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ka Socda Shabellaha Hoose Wararka naga soo gaaraya gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka soconayo dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab. Dagaalkaan ayaa ka socda deegaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Dalka Angola oo xirxirey boqol Soomaali ah Booliiska magaalada caasimadda dalka Angola ee Luanda ayaa xirxirey boqol qof oo Soomaali ah kuwaasi oo la sheegey in ay sharci daro ku joogeen dalkaasi. Sida uu wariyeyaasha u sheegey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddo Laami ah oo Dhismaheeda La Dhagax Dhigey Guddoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Xuseen Muungaabayaa maanta dhagaxdhigey waddo laami ah oo laga dhisayo magaalada Muqdisho kadib burbur xooggan oo kasoo gaaray dagaaladii sokeeye. Wadadan la dhagax dhigey ayaa ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hanti Dhawrka Guud oo Baaris Kadib Dambi Ku Waayay Gobolka Banaadir Kadib cabashooyin badan oo kasoo yeerayay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo ay uga cabanayeen maamulka gobolka Banaadir iyo dhulal la sheegey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Afrika “Howlaha Aan Ka Wadno Soomaaliya Uma Hakanayaan Weerarada Al-shabaab” Ergeyga u qaabilsan u qaabilsan Soomaaliya Maman Sidikou ayaa cambaareyn usoo jeediyey weerarkii Al-shabab ay ka geysatay magaalada Kismaayo, weerarkaas oo ay ku naf waayeen 20 qof halka 30 kalena…