2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Booliiska Puntland Oo Digniin u Diray Shacabka Ku Nool Magaalada Qardho Taliyaha ciidamada Booliiska Puntland Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf oo kormeer ku tagay xarumaha ciidamada Booliiska ee deegaanada maamulkaasi ka arrimiyo ayaa sheegay in ay wadaan ka talis ahaan sidii dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Magaalada Baydhaba Oo Laga Shiray Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo looga hadlayay amniga guud ee magaaladaasi iyo sida loo sugi karo, kaasi oo saacado badan socday. Kulanka waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Saakay Ku Dagaallamay Gedo Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa saaka Waabarigii ka dhacay deegaanno ku dhaw degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo. Ciidamada Al-shabaab ayaa la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland oo Deegaanada Uu Ka Taliyo Ka Mamnuucay Talefishinka Universal War kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Jubbaland ayaa gabi ahaanba deegaanada Jubbaland, gaar ahaan sedexda gobol ee kala ah Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Gedo in uu ka hawlgalo taleefishinka Universal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado oo Laga Bilaabay Hawlgal Hub Ka Dhigis ah Kadib markii shalay go’aan uu gaaray guddiga amniga ee maamulka Galmudug kaasi oo wax looga badalayo arrimaha amniga ee magaalada ayaa waxaa maanta biloowdey hawlgalo lagu uruurinayo hubka fudfudud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM oo Maamulka Koofur Galbeed u Tababareysa Booliis Nabadda Suga Ciidanka AMISOM ayaa Baydhabo ka furay tababar loo sameeyo ciidanka amaanka Koofur Galbeed si wax looga qabto amniga gobolka. Wararka ayaa intaa ku daraya in Tababarkan uu socon doono muddo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamul Dhawaan Uu Madaxweynaha Galmudug u Magacaabay Deegaanka Gelinsoor Oo La Diiday Qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan deegaanka Gelinsoor ee gobalka Galgaduud ayaa kasoo horjeestay maamul dhawaan madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed u sameeyay deegaankaasi. Kulan ay waxgaradkani isugu yimaadeen…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka oo Horey Ugu Hungoowdey Madaxweynaha, Haddana u Hiilineysa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu muddo 3 sanadood ah isku badalay 3 Ra’isulwasaare, kuwaasi oo dhamaantood ay isku dhaceen, markii dambana uu ka shaqeeyey in xilka laga qaado,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarumaha Lagu Iibiyo Qalabka Dhismaha Oo Kusoo Badanaya Degmada Dhuusamareeb Magaalada Dhuusamareeb Ee Gobalka Galgaduud waxaa kusoo badanayay maalmihii ugu dambeeyay xarumaha lagu iibiyo Qalabka dhismaha, ka dib, dib u dhis ka billawday magaaladaasi. Waxaa lagu iibiyaa xarumahaan dhammaan agabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Magacaabay Xoghayaha Joogtada Ee Wasaaradda Cadaaladda Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabay xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya. Xilkaan ayaa loo magacaabay Dr Ismaaciil Jimcaale Calasow, ka dib soo…