1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ah Askartii Ku Dhaawacantay Weerarkii Kismaayo Oo Muqdisho Loo Soo Qaaday Qaar ka mid ah askartii ku dhaawacantay weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee shalay lagu qaaday xarunta jaamacadda Kismaayo oo lagu tababarayay ciidamo ka mid ah Xoogga dalka ayaa loo soo qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Deegaanka Garilley Ee Gedo Oo Sheegay Inay Ka Hortageen Weeraro Kaga Yimid Al-shabaab Maamulka deegaanka Garilley ee gobaka Gedo ayaa sheegay in ay ka hortageen weeraro kaga yimid dhanka Xarakada Al-shabaab, maalmihii ugu dambeeyay. Gudoomiye ku xigeenka deegaankaaasi Hilowle Aadan oo u waramay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Gaalkacyo Ka Billaabay Burburinta Dhismayaasha Sharci Darrada Ah Maamulka gobalka Mudug ee Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug waxa ay ka billaabeen howlgal ballaaran oo lagu doonayo in lagu burburiyo dhammaan guryaha iyo xarumaha sida sharci darrada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgallo Ka Socda Magaalada Kismaayo Ee Gobalka Jubbada Hoose Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubbada Hoose, saaka oo Axad ah, ayaa waxay sheegayaan in halkaasi howlgallo ballaaran ay ka wadaan ciidamada Jubbaland. Howlgalkaan ayaa ah mid ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Sheegay In Baaritaan Lagu Sameyn Doono Weerarkii Kismaayo Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii lagu qaadey xarun ay Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidammada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad ah oo Kasoo Baxay Qaraxii Isgoyska Hotel Jubba ee Magalaada Muqdisho (Sawirro) Qarax ka dhashay gaari la dhigay gadaasha danbe ee ex-hotel Jubba, gaar ahaan meel lagu ciyaari jiray islamarkaana ah Baar shaah, ayaa ilaa hada dhamashadiisu waxay maraysaa 5 iyo 18…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fasixii Baarlamaanka ee Kalfadhigan oo La Laalay Sanad kasta baarlamaanka Soomaaliya waxa uu qaataa 4 bilood oo fasax ah, kaasi oo look ala qeybiyo labada kalfadhi ee sanadka la qabto. Kalfadhigan lixaad fasaxa waxa ay ahayd in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Qarax Ka Dhacay Agagaarka Jubba, Muqdisho Warar soo baxaya waxa ay sheegayaan in qarax uu ka dhacay isgoyska Ex Hotel Hoteel Jubba ee magaalada Muqdisho. Qaraxa oo dhaliyey qasaare badan, balse aanan la ogeyn tirada dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil AMISOM Ah Oo Waxyeello Kasoo Gaartay Weerarkii Kismaayo Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay weerar Ismiidaamin ah oo maanta rag ka mid ah Al-shabaab ku qaadeen Jaamacadda Magaalada Kismaayo oo tababar lagu siinayay ciidamo ka tirsan xoogga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Cambaareeyay Weerarkii Maanta Ka Dhacay Kismaayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke, ayaa cambaareeyey qarax loo adeegsaday gaari oo lagu weeraray xaruntii hore ee Jaamacada Kismaayo, oo fariisin u aheyd ciidamo…