1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Magaalada Garoowe Oo Maanta La Doortay Golaha deegaanka magaalada Garoowe ayaa maanta doortay duqa magaaladaasi, ka dib doorasho Sanduuq lagu codeynayay. 27 xubnood oo golaha deegaanka ah ayaa doorashadaasi ka qeybgalay, waxaana xilkaasi isku taagay illaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Ka Warbixiyay Dagaallo Ay La Galeen Al-shabaab Maamulka gobalka Hiiraan ayaa faah faahin ka bixiyay dagaallo ka dhacay deegaanno ka mid ah gobalkaasi, kuwaa oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka oo garab ka helaya kuwa Itoobiya iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay Oo U Kuurgalaya Xaaladda Bini’aadannimo Ee Baardheere Wafdi ka socda Qaramada Midoobay ayaa gaaray degmada Baardheere ee gobalka Gedo si ay ugu kuurgalaan xaaladaha Bini’aadannimo ee degmadaasi ka jirta. Xubnaha Wafdigani ee ka socday Hay’adaha Qaramada Midoobay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Loogu Baaqay In Ciidamo Ay Geyso Degmada Qoryooley Ee Shabellaha Hoose Maamulka degmada Qoryoole ee gobalka Shabellaha Hoose, ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ka codsaday in halkaasi ay geyso ciidamo amniga wax ka qabtay. Gudoomiyaha degmadaasi Maxamed Xaaji Cismaan ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye Oo Go’aan Kasoo Saaray Sii Deganaanshaha Goobaha Danta Guud Maamulka degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in gabi ahaanba aan la deganaan karin goobaha danta guud ee degmadaasi, islamarkaana aan la aqbali doonin in dadkaasi ay sii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo Shaacisay Waqtiga Lasoo Dhejin Doono Natiijada Imitixaan Sanadeedkii Ay Qaadday Agaasimaha guud ee wasaaradda Hidaha iyo tacliinta sare Ismaaciil Yuusuf Cismaan oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in ay rajeynayaan natiijadii Imitixaankii wasaaraddu qaaday Sanad dugsiyeedka 2014-2015 ay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Soomaaliya Iyo Kenya Waxaa Ka Dhexeeya Xiriir Wanaagsan Oo Soo Jireen Ah” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa xarunta madaxtooyada kula kulmey wafdi ka socdey Guddiga Difaaca iyo Arrimaha Dibedda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda Magaalada Qardho Oo Furmaysa Iyo Qaxootigii Deganaa Oo Hoy La’aan Noqonaya (Sawirro) Wax ka yar laba todobaad ayaa ka harsan maalinta ay furmeyso waxbarashada jaamacadda Bariga Afrika ee magaalada qardho, arrintaasina waxay mushkilad xoogan ku noqoneysaa ku dhawaad boqol qoys oo qaxooti…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbitaalka Degmada Buurdhuubo Ee Gedo Oo Dawo La’aan Ah Dhaqaatiirta iyo howlwadeennada Caafimaadka ee isbitaalka degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa waxay ka deyriyeen Dawo la’aan soo wajahdey Isbitaalkaasi oo adeegyo caafimaad ay u doonan jireen dadka ku dhaqan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobalka Gedo Oo Kasoo Horjeestay Doorashadii Jubbaland Waxgaradka gobalka Gedo ayaa kasoo horjeestay doorashadii dhawaan ka dhacday magaalada Kismaayo ee lagu doortay madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) Nabadoon Buraalle Jaamac Deer oo ah gudoomiyaha golaha guurtida degmada…