2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Ee Gobalka Hiiraan Oo Beeniyay In Ay Baneeyeen Deegaanno Ka Tirsan Gobalkaasi Taliska ciidanka Xoogga dalka ee gobalka Hiiraan ayaa waxba kama jiraan ku sheegay hadal kasoo yeeray Taliyaha AMISOM ee gobalada dhexe, kaasi oo ku aadan in ciidamada dowladda iyo kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Degmada Baraawe Oo Laga Shiray Degmada Baraawe ee gobalka Shabellah Hoose waxaa ka dhacay shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen waxgaradka iyo maamulka degmadaasi, kaasi oo looga hadlayay amniga degmada. Xuseen Barre Maxamed oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Ka Taagan Degmada Garbahaarey Ee Gobalka Gedo Wararka naga soo gaaraya degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad laga baqayo in dagaal ay sababto, taasi oo u dhaxeysa ciidamo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska AMISOM Ee Hiiraan Oo Dacwo Ka Ah Ciidamo Itoobiyaan Ah Oo Aan Ka Tirsaneyn Taliskooda Taliska AMISOM ee gobalka Hiiraan ayaa ka hadlay ciidamo ka tirsan Itoobiya, islamarkaana aan ka mid ahayn howlgalkooda, kuwaa oo dhawaan faarujiyay deegaanno laga qabsaday Al-shabaab. Taliyaha guud ee ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Cabdi Shire “Wixii Ka Dhacay Jubbooyinka Dowladda Ayaa Mas’uul Ka Ah” Siyaasi Cabdi Shire oo ka mid ahaa saxiixayaashii Nadeynta Kismaayo, wakiilna u ahaa Barre Aadan Shire Hiiraale ayaa sheegay in wax walba oo ka dhaca gobalada Jubooyinka ay mas’uul ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Dib u Habeyn Ku Sameynaya Ciidamada Maamulkiisa Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in dib u habeyn ballaaran uu ku sameynayo ciidamada maamulka Koonfur Galbeed, kuwaasi oo wax ka qaban doona amniga gobalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Koofurta Suudaan oo Diiday in Heshiis La Galo Mucaaradka Madaxweynaha Dalka Koofurta Suudaan Salva Kiir ayaa diiday in uu saxiixo heshiis lagu waday in uu dhex maro isaga iyo ninka Mucaaradka hogaamiya Riek Machar. Labada dhinac ayaa wada hadal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo u Digtay Puntland War-saxaafadeed uu soo saaray madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey ayaa loogu digay maamulka Puntland oo lagu eedeeyay arrimo badan. Waxaa lagu eedeeyay Puntland in ay hubeynayso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli Gaas “Shacabka Ha Baneeyaan Dhismayaasha Danta Guud” Wareegto uu soo saaray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu amray dhammaan shacabka deggan guryaha dowladdii dhexe ee Soomaaliya ku lahayd guud ahaan deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Dalbaday In Laba Duq-magaallo Loo Sameeyo Hargeysa Qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa dalbaday in Laba Duq-magaallo loo sameeyo magaaladaasi, ka dib cabasho ay ka muujiyeen Duqa magaaladaasi ee…