1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Lasiiyay Muddo Dheeraad Ah Oo Uu Kusoo Magacaabo Wasiiradiisa Degmada Cadaado ee gobalka Mudug waxaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay kullan ballaaran oo ay yeesheen xildhibaanada baarlamaanka Galmudug, waxaana xildhibaanada hortagay madaxweynaha maamulkaasi Cabdikariin Xuseen Guuleed. Madaxweyne Guuleed ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Soo Dhaweysay Doorashadii Jubbaland Qaramada Midoobay, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Urur Goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska (UK) ayaa ugu hambalyeeyay Sheekh Axmed Maxamed Islaam “Madoobe” doorashadii dhacday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Bini’aadannimada Adduunka Oo Maanta La Xusayo Maalinta Banii’aadamnimada Aduunka ayaa dunida laga xusaa maanta oo kale sanad walba, waxaa sidoo kale inta badan laga hadlaa dadka ka shaqeeya howlaha Banii’aadamnimada iyo dadku ku waxyeeloobay howlahan, waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Fariin u Diray Baarlamaanka Iyo Xukumadda Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku booriyey hay’adaha dastuuriga ee dalka, sida Baarlamanka iyo xukuumaddu in ay dardar geliyaan hawlaha ay qaranka u hayaan. Madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qorshaha Guulwade ee Ciidamadda Xoogga Dalka oo Gaarsiiyey Gaalkacayo Wafti uu hoggaaminayo sareeyo guuto Cabdullaahi Cali Caanood, taliyaha qeybta 21-aad ee ciidamadda xoogga dalka ayaa booqdey xerooyin ciidamo oo ku yaala magaalada Gaalkacayo , isaga oo u kuurgalaya sidii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariyeyaasha Dhuusamareeb iyo Guriceel oo Shaqo Joojin Sameeyey Kulan ay isugu yimaadeen wariyeyaashaasi ayay ku shaaciyeen inaysan ka shaqeyn karin degmooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb maadaama ay wada shaqeyn waayeen maamulkii Ahlu Sunna kaga dhawaaqday Dhuusamareeb. Horay, waxaa Ahlu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM : Ma Jiraan Ciidamada Aan Kuweena Ahayn oo Gedo Ku Sugan Afhayeenka AMISOM Paul Jaguna oo hadal kooban siiyey wariyaha Goobjoog Munasar Maxamed Cabdi oo ku wehlinayay safar lagu tagay Baardheere ayaa beeniyey warar soo baxayay oo sheegayay in ciidamo Itoobiyaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Tirsan AMISOM Oo Qarax Lagula Eegtay Degmada Afgooye Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose, ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan AMISOM, qarax Miino lagula eegtay degmadaasi, gaar ahaan halka loo yaqaano Boodboodka. Qaraxaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Bakool Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay dulkeedka degmada Waajid ee gobalka Bakool, kaasi oo khasaare geystay. Wararka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Magacaabay Xoghayaha Joogtada Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa lagu magacaabay xoghayaha Joogtada KMG ee Wasaaradda Arimaha gudaha iyo Federaalka. Xilkaan waxaa loo magacaabay Yaxye Cali Ibraahim…