1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Gaalkacyo Ee Galmudug Oo Kahor Yimid Xil Ka Qaadistii Lagu Sameeyey Duqa Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug, Yuusuf Xirsi Barre ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay wareegto xilka looga qaaday oo xalay kasoo baxay xafiiska madaxweyne Xaaf. Waxa uu sheegay Xirsi in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: 13 Caruur Ah oo Gaajo u Dhimatay Ilaa 13 qof oo caruur u badan ayaa la xaqiijiyey iney gaajo ugu dhinteen kaam ku yaalla degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho. Weriyeyaasha Goobjoog News oo saaka booqday kaamka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Degmada Wanlaweyn Ee Shabellaha Hoose Xiisad u dhaxeysa Labo maleeshiyo beeled ayaa lagu soo waramayaa iney maanta ka taagan tahay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose. Waxa ay xiisaddan salka ku haysaa dagaal shalay Labadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Askari Ka Tirsan Ciidanka DFS Oo Qof Shacab Ah Ku Dilay Dhuusamareeb Wararka ka imaanaya degmada Dhuusamareeb ayaa waxay sheegayaan in askari ka tirsan ciidanka DFS uu habeenkii xalay ahaa ku dilay magaaladaasi qof shacab ah. Sida ay inoo sheegeen dad goob…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Horumarinta Hirshabelle Iyo K/galbeed Oo Maanta Ka Furmaya Baydhabo Waxaa maanta oo Talaado ah lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay uu ka furmo shir looga hadlayo horumarinta dowlad goboleedyada Hirshabelle iyo sidoo kale K/galbeed. Shirkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Jira In Al-shabaab Dib Ula Wareegeen Deegaanka Tooratoorow Ee Shabellaha Hoose? Ururka Al-shabaab ayaa sheegay in ay dib ula wareegeen deegaanka Tooratoorow ee gobolka Shabellaha Hoose, kadib markii shalay ay ciidanka DFS la wareegeen deegaankaasi. Baraha ay ku leeyihiin Internetka ayeey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Iyo Mareykanka Oo Ka Digay Hub Culus Oo Ku Dhacay Gacanta Alshabaab Hawlgalka AMISOM iyo taliska Mareykanka ee Africa (AFRICOM) ee iska-kaashada amniga Soomaaliya ayaa ka digay in Alshabaab heleen awood iyo hub culus oo ay ku-sii-wadaan weerarrada qasaaraha geysta oo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka C/raxmaan C/shakuur: DFS Waxay Ku Fashilantay Iney Iga Joojiso…. Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay isku dayday iney ka baajiso khudbad uu u jeedin lahaa ardayda Soomaaliyeed ee ku sugan Malaysia. Wuxuu tilmaamay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Digniin Laga Bixiyey Roobab Dabeylo Wata Oo Ku Wajahan Puntland Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Puntland ayaa digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo la sheegay iney ku wajahan yihiin deegaanno maamulkaasi ka tirsan. Waxa ay sheegtay wasaaradda in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Toogtay Rag Ay Sheegeen Iney Ka Tirsanaayeen DFS Al-shabaab ayaa fagaare ku yaalla deegaanka Sablaale ee gobolka Shabellaha Hoose waxay ku toogteen Afar qof oo ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen DFS. Dadweyne laga soo bixiyey guryahooda ayaa…