1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Sirdoonka Waddamada Bariga Afrika iyo IGAD oo Alshabaab Ka Shiraya Taliyeyaasha laamaha sirdoonka ee waddamada xubnaha ka ah urur goboleedyada Bariga Africa ee EAC iyo IGAD ayaa waxa uu shir heer sare ah oga furmi doonaa magaalada Kampala ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo Sheegtey In Aysan Aqoonsan Doonin Guddiyada Madaxa Banaan ee Federaalka War murtiyeed kasoo baxay kulan ay yeesheen golaha wasiiradda ee Puntland ayaa lagu sheegey in Puntland aysan aqoonayn guddiyada madaxa banaan ee federaalka ee dhawaan baarlamaanka ansixiyey, kaasi oo sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isulwasaare Ku Xigeenka oo Dhageystey Cabashooyin Ka Jira Gudaha Wasaaradda Hawlaha Guud Maxamed Cumar Carte Qaalib oo sii wada kormeerkii uu ku tagayay wasaaradaha dowladda ayaa booqdey wasaaradda hawlaha guud, wuxuuna warbixino ka dhageystey agaasimeyaasha iyo wasiirka wasaaradda. Wasiirka hawlaha guud Injineer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Qeybdiid oo Ciidamada Galmudug Kula Dardaarmey in Ay La Shaqeeyaan Madaxda Cusub (Sawirro) Cabdi Cawaale Qeybdiid oo ka mid ahaa musharixiintii looga adkaaday tartankii doorashooyinka Cadaado ayaa booqdey xero ciidan oo ku taala magaalada Gaalkacayo, halkaasi oo uu kula hadlay boqolaal ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu Sunna oo Dhoolatus Ciidan Ka Sameysey Dhuusamareeb Boqolaal ciidamo aad u hubeysan ah ayaa ka qeybgalay dhoolatus maamulka Ahlu Sunna ay ka sameeyeen magaalada Dhuusamareeb, halkaasi oo dhawaan ay kaga dhawaaqeen dowlad goboleed. Waxaa dhoolatuska ka qeybgalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaabiis Tiro Badan oo Cafis loo Fidiyey Magaalada Kismaayo (Sawirro) In ka badan 50 dad horey ugu xukunaa muddo xabsi kala duwan ayaa oodda laga qaaday magaalada Kismaayo bisha Ramadhaan ee baraykaysan darteed, waxaana fasaxay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaaliyaha Qaranka “Dhulka Soomaaliyeed Taako Ka Mid Ah Kama Galayno Heshiis Iyo Gorgortan” Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa ka hadlay arimaha ku aadan dacwadda Badda Soomaaliya iyo sidoo kale go’aanka dowladda Federaalka Soomaaliya. Isaga oo Xeer Ilaaliyaha u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dayactir Lagu Sameynayo Garoonka Diyaaradaha Degmada Buuloburde Ee Gobalka Hiiraan Maamulka degmada Buuloburde iyo ciidamada AMISOM ee ku sugan degmadaasi ayaa maanta si wadajir ah waxa ay dayactir uga bilaabeen garoonka diyaaradaha ee degmadaasi, kaasi oo burbur uu ka muuqanayo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha iyo Laamaha Amniga oo Ka Wada Hadlay Xuquuqda Ciidamada Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada afur ugu sameeyay madaxda laamaha amniga qaranka. Madaxweynaha ayaa intii munaasabadda ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Wadamada Deeqaha Bixiya Ka Dalbatay u Gurmashada Soomaalida Ka Imaanaysa Yemen Maamulka Puntland ayaa ka dalbaday wadamada deeqaha bixiya iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed in ay ku gacan siiyaan u gargaarida dadka Soomaaliyeed ee kasoo cararaya dagaallada ka socda dalka Yaman. Wasiir…