1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo Ka Shakisan in Weerarkii Mandheera Ay Geysteen Dhalinyaro Deegaanka Ah Mas’uuliyiin u hadashay dowladda Kenya ayaa sheegtey in weerarkii shalay lagu qaaday koox dad ah oo ka shaqeeya godadka carro kaawada ee lagu dhiley illaa 13 qof, 10 kalana lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug oo Magacoowdey Guddi Heer Sare Ah Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo Madaxweyne ku xigeenka Maxamed Xaashi Carrabeey ayaa markii ugu horeysey ku dhawaaqay guddi heer sare ah oo madaxtooyada kala shaqeyn doona diyaarinta barnaamijka waxqabadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Shirkii Koowaad La Qaadatay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xuduudaha Wasiirka arrimaha gudaha Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) iyo wasiiru dowlaha arrimaha gudaha Cabdirishiid Maxamed Xiddig ayaa maanta la kulmey guddiyada doorashooyinka iyo kan xuduudaha iyo federaalka oo shalay uun uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafti Dowladda oo u Duuley Kenya Arrimo La Xiriira Maamulka Hawada Soomaaliya Wasiiru dowlaha wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumada soomaaliya Maxamed Isaaq Fanax ayaa maanta (Talaado) u ambabaxay magaalada Nairobi ee dalka kenya si ay uga qeyb galaan shir caalami…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Muxuu Ka Yiri Doorashadii Galmudug? Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay baarlamanka maamulka Galmudug, sida wanaagsan ee uu ugu guuleystey qabashada doorashada madaxtinimada ee Maamulka Ku Meel Gaarka ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya Oo Maxkamadda Hague u gudbineysa Dacwadda Ka Dhanka Ah Dowladda Kenya Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo hanuuninta Dadweynaha Maxamed Xayir Maareeye oo saxaafadda kula hadlay xafiiskiisa Muqdisho, ayaa sheegay in dowladda ay go’aan cad ka qaadatay muran xuduudeedka Badda Soomaaliya iyo Kenya.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladaha Soomaaliya Iyo Hidiya Oo Arimo Muhiim Ah Ka Shiray (Sawirro) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Dowladda India Hon. General (Retd) Vijay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gurmad Iyo Gargaar:- Soomaali Kasoo Carartay Yemen Oo Xalay Soo Gaaray Boosaaso Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaa xalay saq dhexe kusoo xiratay doon ay saarnaayeen Soomaali kasoo carartay dagaallada ka socda dalka Yemen, kuwaasi oo tiro ahaan aan badneyn. Dadkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Howlan Xalinta Xiisad Ka Taagan Sool Wafdi ballaaran oo isugu jira wasiiro, xildhibaano ka mid ah Somaliland, Odayaal dhaqameed iyo waxgarad ayaa dhawaan gaaray deegaan ka mid ah gobalka Sool, si loo xaliyo shaqaaqo halkaasi dhawaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ahlu-sunna Ee Degmada Matabaan Oo Kasoo Horjeestay Doorashadii Galmudug Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee degmada Matabaan Gobalka Hiiraan ayaa kasoo horjeestay doorashadii Afartii bishaan ka dhacday magaalda Cadaado, taasi oo lagu doortay madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa. Gudoomiyaha degmadaasi ee…