2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Sheegay In Uu Soo Dhaweynayo Soo Nooleynta Xiriirka Ka Dhaxeeya Somalia Iyo India (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabiley Wafdi uu horkacayo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibedda ee India General Vijay Kumar Singh. Madaxweynaha iyo wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boosaaso:- Dadkii Ka Yimid Yemen Oo Gobalada Dalka Loo Kala Dirayo (Sawirro) Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaa dhawaan soo gaaray muwaadiniin badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo kasoo cararay dagaallada ka socda Yemen. Guddiga Qaxootiga Yemen ee fadhigoodu yahay magaalada Boosaaso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Badda ee Japan ee Biyaha Soomaaliya Ku Sugan oo Markii Lixaad Waqtiga Loo Kordhiyey Dowladda dalka Japan ayaa markii lixaad muddo sanad ah oo kale u kordhisey ciidamadeeda badda ee ku sugan biyaha Soomaaliya si ay u illaaliyaan maraakiibta ganacsi ee dalkaasi ee maraya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Federaalka “Cabashada Puntland ee Galmudug Waxaa Lagu Xalinayaa Hab Dastuuri Ah” Golaha wasiirada dowladda federaalka ayaa markii ugu horeysey ka hadlay cabasho kasoo yeertey maamul goboleedka Puntland oo ku aaddan dhismaha maamul goboleedka kale ee Galmudug. Puntland ayaa sheegtey in aysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada oo Bilaabay Isla Xisaabtan Dhexdooda ah Xili uu baarlamaanka federaalka wado la xisaabtanka golaha wasiirada oo wasiirada qaarkood wax laga weeydiinayo waxqabadkooda, ayaa golaha wasiirada waxa ay bilaabeen isla xisaabtan dhexdooda ah. Kulan ay yeesheen oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo Dad Badan Lagu Laayay Illa aiyo 14 qof ayaa lagu soo waramayaa in lagu laayay weerar saakay aroortii kooxo hubeysan oo looga shakisanyahay in ay Alshabaab yihiin ay ka geysteen tuulo yar oo u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Daljir oo In Ka Badan 300 Xubnood Tababar u soo Xiray (Sawirro) Xisbiga Daljir oo ka mid ah Axsaabta siyaasadeed ee dalka ka jirta ayaa wuxuu u furay in ka badan 300-xubnood kana tirsan garabka dhalinyarada ee xisbiga gaar ahaan gobolka Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhan Ah Amni Darada Oo Ka Dhacay Garbahaarey Banaanbax ka dhan ah amni xumida ka taagan degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo ayaa maanta ka dhacay degmadaasi, kaasi oo ay dhigeen shacab aad u badan. Dadkaan ayaa watay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Milatariga Degmada Jalalaqsi Ee Hiiraan Oo Ka Warbixyay Dagaal Ka Dhacay Degmadaasi Taliska ciidanka xooga dalka Soomaaliya degmada Jalalaqsi gobalka Hiiraan ayaa ka warbixiyay dagaal habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmadaasi, kaasi oo u dhaxeeyay iyaga iyo Al-shabaaab. Taliyaha ciidamadaasi Cumar Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadiniin Itoobiyaan Ah Oo Lagu Xiray Garoowe Ciidamada ammaanka Puntland ayaa magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal waxa ay ku xireen muwaadiniin u dhashay dalka Itoobiya, kuwaasi oo ay sheegen inay ahaayeen Tahriibayaal. Dhamme Faarax Cabdullaahi Maxamed oo…