4 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Caafimaadka Oo Soo Bandhigtay Ruux Warbaahinta Qaar Ay Ku Sheegeen In Uu Qabo Ebola (Dhageyso) Qaar ka mid ah waxrbaahinta magaalada Muqdisho ayaa baahisay in tuulada Buuloshireey ee hoostagta degaanka Warmaxan, uu ku nool yahay ruux qaba cudurka Ebola oo dhibaato ku hayo Galbeedka Afrika.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid iyo Danjiraha Midowga Afriga Ee Soomaaliya Oo Arimo Badan Ka Wada Hadlay Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo Danjiraha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ayaa ka wada hadlay arimo badan ka dib kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho. Danjire…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa u Qabsoomay Dowladda Federaalka Todobaadkii Aynu Kasoo Gudubnay (War-saxaafadeed) Mogadishu, 03 January 2015 – Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Kun oo Arday oo Maanta Imtixaanaad u Fariisanaya Jaamacadda Muqdisho (Dhageyso + Sawirro ) Maanta waxaa imtixaamkii dhextaalka u fariisanaya illaa 4 kun oo arday oo ka tirsan jaamacadda Muqdisho sida wariyeyaasha u sheegeen maamulka jaamacadaasi oo ka mid ah kuwa ugu waaweyn ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Maxamed Cabdi Xuseen. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Ku Dhaqan Mareerey Oo Ka Cabanaya Isbaarooyin Yaala Wadooyinka Gala Deegaankaasi (Dhageyso) Waxgaradka ku dhaqan deegaanka Mareerey ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa cabasho ka muujiyay Isbaarooyin ay sheegeen in ay yaalaan wadooyinka gala degmadaasi. Xasan Faarax oo ka mid ah waxgaradkaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Baaritaan Ku Haysa Qarax Miino Oo Shalay Ka Dhacay Gaalkacyo (Dhageyso) Maamulka Puntland ayaa sheegay in baaritaan ay ku hayaan cidii ka dambeysay Qarax Miino oo shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug. Gudoomiye ku xigeenka maamulka Mudug ee Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamada Racfaanka Gobalka Shabeelaha Dhexe Oo Xalisay Colaad Ka Jirtay Xawaadley (Dhageyso) Maxkamada Racfaanka ee gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegtay in ay ku guuleysatay xalinta colaad ka jirtay deegaanka Xawaadley, taasi oo salka ku haysay dilal la xiriira aanooyin qabiil oo halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye Oo Lagu Eedeeyay Bixinta Xarumo Loogu Tala Galay In Dowladdu Ku Shaqeyso (Dhageyso) Madaxii hore amaanka maamulka degmada Afgooye Mahdi Xasan ayaa ku dhaliilay maamulka degmadaasi in xilligaan ay si sharci darro ah ku bixinayaan dhul dowladda loogu tala galay in ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Ka Digay Dhibaatooyin Kale Oo Ka Dhasha Dagaallada Deefoow (Dhageyso) Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa ka digay in dhibaatooyin hor leh ay ka dhashaan dagaalada ka socda deegaanka Deefoow ee gobalka Hiiraan, kaa oo u dhaxeeya Laba Bee loo halkaasi wada…