1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobalka Shabeelaha Hoose Oo Laga Bilaabayo Dib u Heshiisiin (Dhageyso) Maamulka Gobalka Shabeelah hoose ayaa sheegay in deeganada gobalkaasi dhawaan laga bilaabayo dib u heshiisiin dadka halkaasi wada dega ah. Gudoomiye ku xigeenka dhanka amaanka maamulkaasi Cali Nuure oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah, Ismaaciil Maxamed Samatar iyo Faadumo Abuukar Cabdi. Halkaan Hoose ka dhageyso. Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Mar Kale Ka Digay Musuq Maasuqa Iyo Wax Is Dabamarinta (Dhageyso) Xeer Ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daadhir oo warbaahinta kula hadlay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa ugu horeyn faah fahin ka bixiyay safar uu ku tagay dalka Mareekanka, isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxa Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay Oo Ka Dhacay Wadada Makka Al-mukarrama ee Magaalada Muqdisho (SAWIRO IYO DHAGEYSI) Qarax Miino ayaa ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee Magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska Taleex oo ku dhaw Aargada Km-4. Qaraxa ayaa ahaa mid lagu xiray gaari nooca yar yar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Kenya ah oo Lagu Dhaawacay Weerar ka Dhacay Xuduuda Illaa 3 askari oo ka tirsan ciidamada Kenya ayaa lagu dhaawacay kadib markii lagu qaaday weerar xili ay biyo ka doonteen meel ceel ah oo ku yaala xuduuda u dhaxaysa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Bardaale Oo Sheegay In Horumaro Ka Gaareen Adeegyada Bulshada Ee Degmadaasi Maamulka Degmada Bardaale ee gobalka Bay ayaa sheegay in sanadkii tagay ee 2014 maamulkooda uu isbedal balaaran ka sameeyay degmadaasi, islamarkaana ay hormaro ka gaareen dhanka adeegyada Bulshada. Gudoomiyaha degmadaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Deegaanka Deefoow Oo Dagaalo Ka Dhaceen Wararka saaka ka imaanaya deegaanka Deefoow ee gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in xaaladda ay tahay mid degan, in kastoo dhaq dhaqaaq ciidan laga dareemayo halkaasi. Beelo wada dega deegaankan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/qaadir Siidii “Dowladda Ma Hoostago Ee Koonfur Galbeed Ayaan Amarka Ka Qaadanayaa” (Dhageyso) Gudoomiyaha Gobalka Shabeelah Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa sheegay in maamulkiisa xilligaan uu toos u hoostago maamulka Koonfur Galbeed, amarkana halkaasi uu ka qaadanayo. Gudoomiyaha oo u waramayay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Maxamed Cabdi Xuseen iyo Ismaaciil Maxamed Samatar. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka…