1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhagaysa kartaa barnaamij wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Faadumo Abuukar Cabdi iyo Aweys Aar. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka. Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano Hore Iyo Odayaal Dhaqameed Magaalada Baladweyne u Tagay Sidii Loo Xalin Lahaa Dagaalka Deefoow (Dhageyso) Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa maanta gaaray Odayaal iyo xildhibaano horay uga mid ahaa Baarlamaanadii KMG, kuwaa oo ka amba baxay magaalada Muqdisho, si loo xaliyo dagaalka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Macalin Fiqi Oo Sheegay In Deegaano Ka Mid Ah Mudug Iyo Gal-gaduud Dadka Ku Sugan Ay Xaalad Adag Ku Noolyihiin (Dhageyso) Axmed Macalin Fiqi oo haatan ah musharax u taagan xilka madaxweynaha ee maamulka la filayo in loo dhiso gobalada Mudug iyo Gal-gaduud ayaa faah faahin dheer ka bixiyay deegaano ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Maanta Ka Dhacay Degmada Guri-ceel Ee Gobalka Gal-gaduud Dibadbax sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta ayaa maanta ka dhacay degmada Guri-ceel ee gobalka Gal-gaduud, kaasi oo ay dhigayeen shacab aad u badan. Shacab diidan in ciidamada Ahlu-sunna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hogaamiyaha Maamulka KMG Ee Jubba Oo Sheegay In Sanadkaan Kusoo afjari doonaan Dagaalada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Hogaamiyaha maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Madoobe ayaa sheegay in sanadkaan gudahiisa ay soo afjari doonaan guud ahaan dagaalada ka dhanka ah Al-shabaab ee gobalada Jubooyinka iyo Gedo. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaa halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoiog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah, Maxamed Abuukar Kulmiye iyo Hanad Cali Guuleed. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Cambaareeyay Weerarkii Bam Ee Lagu Qaaday Radio Gaalkacyo (Dhageyso) Maamulka Puntland ayaa si kulul u cambaareeyay weerar Bambaano oo xalay lagu qaaday xarunta Radio Gaalkacyo, halkaaasi oo Wariyayaal ay ku dhaawacmeen. Wasiirka wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha maamulka Puntland ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe Oo Deeq Lacageed Gaarsiiyay Qoysas Caruurtooda Sumowday (Dhageyso) Maamulka gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa deeq lacageed gaarsiiyay qoysas caruurtooda dhawaan ku waxyeeloobay raashiin ay cuneen, kuwaas oo la sheegay in ay sumeysnaayeen. Xubno uu horkaacayay gudoomiye ku xigeenka dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Muqdisho Oo Ku Baaqay Joojinta Dagaalka Deefoow (Dhageyso) Waxgaradka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedka ka socda deegaanka Deefoow ee gobalka Hiiraan, kaasi oo dad badan ay ku dhinteen. Nabadoon Maxamed Xasan…