1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Madaxabannaan ee Xudduudaha iyo Federaalka oo Tababar u Furay Xubno ka Socday Maamulka Hirshabeelle Tababarkan oo ay soo qaban qaabiyeyn Guddigga madax bannaan ee Xudduudaha iyo Federaalka waxaa ka faa’iideysanaya xubno ka socda Maamulka Hirshabelle, waxaana lagu baranayaa Soohdin u Sameynta Maamulada Hirshabelle iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ka Horyimid Mamnuucidda Puntland ee Xafiisyada Wasiirrada Federaalka Ah Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Puntland ayaa mamnuucday in wasiirrada xukuumadda federaalka ah ay xafiisyo ka furtaan gudaha Puntland. Maamulka Puntland ayaa howsha ay wasiirrada wadaan ku tilmaantay sharci…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabelle Oo Xil Ka Qaadis Sameeyey Maxamed Cali Caadle, wasiirka arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa xilkii xubinnimo ka qaaday Aadan Cali oo ka mid ahaa guddiga xuduudaha Hirshabelle oo dhowaan isaga magacaabay. Lama oga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka IMF oo taageertay Dedaallada Soomaaliya Ee Ka Guul Gaaridda Qorshaha Deyn Cafinta Agaasimaha maamulka IMF, Kristalina Georgieva oo kulan la yeelatay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa shaacisay in si buuxda ay u taageersan tahay dadaallada loogu jiro in Soomaaliya laga cafiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Tahay Sababta Warbaahinta Looga Mamnuucay Tabinta Wararka Golaha Shacabka? Golaha shacabka ayaa maanta cusbooneysiiyey kalfadhigooda 6aad, iyaga oo ku kulmay aqal cusub oo dalka Turkiga uga hirgeliyey gudaha Villa Somalia. Arrintan ayaa timid kadib markii uu furay madaxweynaha 9kii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Ka Qeybgashay Shirka Sanadlaha Ah ee Bagiga Adduunka iyo IMF Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane; Xasan Cali Kheyre, ayaa Magaalada Washington DC ee Caasimadda Dalka Mareykanka uga qeyb galay shirka miiska wareegsan ee Bangiga iyo hey’adda Lacagta Adduunka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muxuu Ra’isul Wasaare Kheyre Ka Doonay Mareykanka? Ra’iisul Wasaaraha JF ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay ka dhoofay magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda magaalada Washington ee dalka Maraykanka oo uu uga qayb gelayo shirka sannadlaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo Xusay Boqorro Soomaalida Laayey Kana Aaminsanaa Addoomo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa todobaadkan qeyb ka ahaa mas’uuliyiin ka socotay IGAD oo ka qeybgalay xaflad lagu furayey aqal ama beer la dhaho (Unity Park), oo lagu keydiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Warfaafinta Jabuuti Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Soo Gaaray Muqdisho (Sawirro) Magaalada Muqdisho waxaa saakay soo gaaray wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda warfaafinta ee dowladda Jabuuti, Ridwaan C/laahi Bahdoon, waxaana lagu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 18 Markab Oo Si Sharci Darro Ah Uga Kalluumeysta Xeebaha Soomaaliya Dowlad goboleedka Puntland ayaa shaacisay tirada maraakiib ay sheegeen in ay si sharci darri ah uga kalluumeystaan xeebaha maamulkaasi iyo sidoo kale dalalka laga leeyahay. Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka…