1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la horgeynayo mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaare Cabdiweli Waxaa maanta kulan ku leh xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho, xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya, waxaana kulankaan la filayaa in loogu qeybiyo mudanayaasha, mooshinkii laga keenay Ra’iisul wasaare Cabdiweli Khamiistii aynu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudiga difaaca iyo Arimaha dibadda Baarlamaanka Kenya oo soo jeediyay in xiriirka ay u jaraan Soomaaliya Gudiga difaaca iyo arrimaha dibadda ee baarlamaanka Kenya ayaa soo diyaariyay mooshin ku aadan in xiriirka loo jaro dowladda Soomaaliya, kaa oo la hor geynayo baarlamaanka wadankaasi. Gudiga ayaa arrintani…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Maraykanka oo sheegtey in aysan wafdi u direynin shirka Copenhagen khilaafka madaxda dartiis Wasaaradda arrimaha dibada Maraykanka ayaa soo saartay war qoraal ah oo uu si kulul oga hadlayo khilaafka madaxweynaha Xassan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iuslwasaaraha Cabdiwali Sheekh Axmed, wuxuuna sheegey in mooshinka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ajandaha shirka dhawaan ka furmi doona magaalada Copenhegan ee dalka Denmark Ajandaha shirka Copenhegan 19 November 2014 Kalmadaha soo dhaweynta (10:30 – 10:30) Khudbadaha furitaanka waxaa jeedinaya gabadha ah Ra’isulwasaaraha Dernmark Helle Thorning-Schidt iyo madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta kulan leh iyo wadooyin mqudisho qaarkood oo xiran Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in kulan ay ku yeeshaan magaalada Muqdisho, kaa oo ay kaga hadli doonaan arimo ku aadan mooshinkii dhawaan laga keenay Ra’iisul wasaaraha. Amaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cumar Maxamed: Saameyn kuma yeelan doono khilaafka madaxda dhismaha maamulka gobalada dhexe (Dhageyso) Gudiga farsamada Maamul u sameynta Gobolada Galgaduud iyo Mudug ayaa sheegay in shirka Maamulkaasi lagu dhisayo wax saamayn ah ku yeelan doonin khilaafka u dhaxeeya Madaxda Dalka. Cumar Maxamed Mahad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Balcad oo sheegay in aanu jirin Isbitaal lagu daryeelo hooyada iyo dhallaanka (Dhageyso) Maxamuud Maxamed Maxamuud oo ah gudoomiyaha degmada Balcad ee gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in xilligaan aanu degmada ka jirin Isbitaalo lagu daryeelo Hooyada iyo Dhallaanka. Waxa uu tilmaamay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka ICRC oo Xeer Soomaaliga ku dartay sharciga caalamiga ah ee samafalka Hay’adda Laanqeyrta Cas ayaa sheegtey in xeerarkeeda xaga gargaarka ay ku dartay Xeer Soomaaliga ka dib markii ay ogaatay in uu xiriir la leeyahay sharciga adduunka ee samafalka, kaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Shir Looga Hadlayo Wax ka Bedelka Qaanuunkii Badda Soomaaliya ee La Qorey 1959kii oo Ka Furmay Addis Ababa ADIS ABABA – Itoobiya : Maanta magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya waxaa ka furmay shir looga hadlayo wax ka bedelka iyo wax ku darista sharcigii badaha iyo dekadaha Soomaaliya ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal xoog looga raray Xaruntii Akademiyada Fanka iyo Suuganta ee xaafada Ex Fiyoore, Muqdishu. Qoysas barakacayaal ah oo deganaa Xaruntii Akademiyada Fanka iyo Suuganta ee xaafada Ex Fiyoore ee Degmada Wardhiigley ayey maanta Ciidamada Booliska ee Gobolka Banaadir xoog uga rareen halkaas. Booliiska ayaa…