2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra'iisul wasaare Cabdiweli oo sheegay in khilaafka hadda jira uu horseedi karo inaan la gaarin hiigsiga 2016 (War-saxaafadeed) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Feederaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa ku tilmaamay khilaafka siyaasadeed ee hadda dalka ka jira inuu u baahan yahay in lagu xaliyo wada xaajood iyo is…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Madaxii waaxda socdaalka Garoonka Aadan Cadde oo Muqdisho lagu dilay Dableey hubaysan ayaa goor dhaw magaalada Muqdisho waxay ku dileen madaxii waaxda socdaalka ee Garoonka diyaaradaha Aadan cadde Maxamuud Cabdi Cadoow Dhabareey. Dableyda dilka geystay oo saarnaa gaari nooca NOHA…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa sababay in uu qabsoomi waayo kulankii baarlamaanka maanta, maxaase dhacay? (Warbixin iyo Sawiro) Xaqiijinta in uu maanta jiro kulan baarlamaanka lagu hor keenayo mooshin ka dhan ah Ra’isulwasaare Cabdiwali Sheekh ayaa waxa ay ahayd fariin qoraale ah oo xalay taleefoonada loogu direy xildhibaanada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Gudoomiye Jawaari oo soo xiray kulankii baarlamaanka ka dib buuq hareeyay xarunta golaha shacabka Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay goor dhaw in uu xiran yahay ilaa amar dambe kulankii maanta ee ay lahaayeen xildhibaanada baarlamaanka. Gudoomiyaha oo Laba jeer…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii ugu dambeeyay xarunta golaha shacabka oo xildhibaano badan ku buuqayaan Xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho, waxaa maanta ka jira sawaxan xoogan, iyadoo xildhibaano ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ay halkaasi ku yeerinaya uuna la socdo buuq xoogan. Saaka waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Gaari uu la socday xildhibaan dalxa oo lagu weeraray magaalada Muqdisho Rag hubeysan ayaa weerar ku qaaday gaari uu la socday xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, kaa oo marayay meel aan ka fogeyn hoygiisa oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamijj Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaaya Wariyaasheena kala ah, Maxamed Salaad Cismaan iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan hoose ka dhageyso
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Xaabsade “Mooshinka la keenay ma ahan sharci, waa mid ka yimid madaxtooyada” (Dhageyso) Xildhibaan Maxamed Ibaarhim Xaabsade oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed, uu yahay mid ka yimid dhanka madaxtooyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Xildhibaano qaatay buugtii xaadirinta ee baarlamaanka iyo buuq hareeyay xarunta golaha shacabka Wararka ka imaanaya xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaano ka tirsan baarlamaanka ay qaateen buugtii laga xaadirin lahaa xildhibaanada, xilli la filaayay in maanta mudanayaasha loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Maraykanka oo aad uga walaacsan jahwareerka siyaasadeed ee Soomaaliya (War-saxaafadeed) Dolwadda Maraykanka waxa ay si walaac leh uga warheysaa jahwareerka siyaasadeed ee Soomaaliya. Waxaan u aragnaa in falka mooshinka codka kalsoonida loogu qaadayo Ra’isul wasaaraha ee la horgeynayo baarlamaanka aysan…