1 daqiiqo Sheeko:Dalka Human Rights Watch oo soo dhaweysay Talaabo Uganda ay ka qaaday ciidamo ku eedeysan kufsiga Haween Soomaali ah Hay’ada Human Rights Watch ayaa sheegtay in Dowlada Uganda ay qaaday talaabo muujinaysa in la daba gal la’isku sameeyo, ka dib markii shaqada ay ka joojisay Dowladaasi Saraakiil ciidan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir uu ka qeyb galayo Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka furmay Adis Ababa Magalada Adis Ababa ee Dalka Eithopia waxa ka furmay Shirka Madaxda Wadamada Afrika oo uu ka qayb galayo Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud. Shirkan waxa diirada lagu saarayaa xal ka gaarista…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaarooyin yaalay gobalada Shabeelaha Hoose iyo Shabeelaha Dhexe oo la qaaday (Dhageyso) Taliyaha ciidamada xooga dalka ee gobalada Shabeelaha Hoose iyo Shabeelaha Dhexe Maxamed Maxamuud Xasan Qaafow ayaa sheegay in ciidamada ay qaadeen Isbaarooyin yaalay deegaano ka mid ah gobaladaasi. Taliyaha oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ximan iyo Xeeb oo sheegay in Cadaado laga bilaabay howlgalo amniga lagu xaqiijinayo (Dhageyso) Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in magaalada Cadaado ay ka bilaabeen howlgalo dar dar ku socda, loogana gol leeyahay in amaanka magaaladaasi lagu xaqiijiyo. Wasiirka Arimaha gudaha maamulkaasi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amar lagu bixiyay in gacanta lagu dhigo cid walba oo hub ku dhex wadata Baladweyne (Dhageyso) Guddoomiyaha maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Baladweyn ayaa amar ku bixiyay in la soo qabto cid kasta oo hub sharci darro ah ku dhex wadata magaalada Baladweyne. Wuxuu ugu baaqay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana diin daadihinaya Wariyaasheena kala ah Farxiya Cabdalla Muumin iyo Hanad Cali Guuleed. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hosingoow ee Jubada Hoose oo eedeyn u jeediyay ciidanka Kenya (Dhageyso) Maamulka deegaanka Hoosingow ee gobalka Jubbada Hoose ayaa ku baaqay in madaxda dalka iyo beesha caalamka ay soo fara galiso sida uu sheegay tacadiyo ka dhan ah xuquuqul insaanka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar dheeraad ah oo laga helay askar lagu dilay duleedka Baladweyne (Dhageyso) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Laba askari oo shalay gelinkii dambe lagu dilay duleedka magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan. Askartaasi la dilay ayeey wararku sheegayaan in ay ahaayeen kuwo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha maamulka Jubba oo beeniyay in ciidamo ka baxsaday ay ku biireen maamulka Madoobe Nuunoow (Dhageyso) Saraakiisha ku sugan magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, kana mid ah maamulka KMG ee Jubba ayaa been abuur ku sheegay wararka sheegaya in ciidamo magaaladaasi ka baxay ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Sheegay in aanu sharci ahayn Mooshinka laga gudbiyay Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheeh Axmed (Dhageyso) Xildhibaan Cabdi-ladiif Sanyare oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya sheegay in aanu hab sharci ah ku imaan Mooshin shalay laga keenay xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanka oo u waramay Goobjoog…