1 daqiiqo Sheeko:Dalka NUSOJ oo si kulul u cambaareysay weerarka lagu dhaawacay wariye Black (Dhageyso) Ururka Suxufiyiinta Soomaaliya ee NUSOJ ayaa cambaareeyay weerar maanta koox hubeysan ay ku dhaawaceen weriye Cabdirsaaq Jaamac Cilmi (Black) oo ku sugnaa meel u dhow hoygiisa magaalada Muqdisho. Xoghayaha guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 12-ka October: 60 sano ayaa laga joogaa markii la sameeyay calanka Soomaaliyeed Calankeena Buluuga ah ee xidigta shanta gees leh in muuqaal ahaan sidaan uu u qurux badnaado ma ahayn wax si sahal ah lagu keenay, waxaa u dhabar adeegay muwaadin Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli iyo Gaas oo Garoowe ka furay barnaamijka siyaasada deegaanka Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta daah furay barnaamij lagu soo bandhigay siyaasada deegaanka oo lagu qabtay xarunta hay’adda PDRC ee magalada Garowe. Barnaamijka siyaasada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisal wasaare Cabdiweli oo kormeeray xarumo waxbarasho iyo wasaarado ku yaalla Garowe Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta booqasho ku tagay xarumaha wasaaradaha maamulka Puntland iyo xabsiga wayn ee magaalada Garowe. Waxa uu ra’iisul wasaaruhu ku ammaanay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG-DEG: Rag hubeysan oo dhaawac u geystay wariye ka howl gala Muqdisho War daqiiqado ka hor soo gaaray war qabadka Goobjoog FM ayaa sheegaya in rag hubeysan ay weerareen isla markaana ay dhaawac u geysteen wariye ka tirsan suxufiyiinta ka howl gala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay Gedo Roobabka xilliga deyrta ayaa ka curtay deegaano ka mid ah gobolka Gedo. Deegaano dhowr ah oo hoos yimaada degmada Balad Xaawo ayay ka da’een roobabkan waxaana lagu soo waramayaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga amniga gobolka Baay oo digniin u diray maamulka lixda gobol Guddiga amniga gobolka Baay ayaa digniin u diray qaar ka mid ah dhinacyada siyaasada isku haya ee ku sugan magaalada Baydhabo. Hadalkan ayaa yimid markii dhowaan garabka Madoobe Nuunow ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG-DEG: Askari degmada Yaaqshid dil iyo dhaawac ugu geystay dad rayid ah War goor dhow naga soo gaaray isgoyska Fagax ee degmada Yaaqshid ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada milateriga dowladda Federaalka Soomaaliya uu dad rayid ah ku dilay meel u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi dowladda ku dhaliilay qaabka ay u wado shirka maamul u sameynta gobolada dhexe Siyaasi Soomaaliyeed ayaa xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku dhaliilay qaabkii loo wajahay qorshaha shirka lagu dhisayo maamulka lagu mideynayo Mudug iyo Galgaduud. Cabdi Xaashi Cabdi Salaan oo ka mid ah siyaasiyiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Jowhar oo gawaarida dab damiska ka dalbaday dowladda(Dhageyso) Guddoomiyaha degmada Jowhar Maxamed Amiin Xaaji Caqiil ayaa ka codsaday dowladda Federaalka Soomaaliya in la soo gaarsiiyo qalabka dab damiska si ay dadka ugu caawiyaan xilliyada uu kaco dabka. Caqiil…