2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Khasaare u Geysatay Shirkadda Hormuud iyo DF oo Cambaareysay Markii 12 aad muddo ka yar laba sano ayaa Ciidamada Kenya waxay burburiyeen xaruntii shirkadda Hormuud Telecom ee tuulada Caws-Qurun oo ku taalla gobolka Gedo. Abaare saqdii dhexe ee habeenimadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Sameeyey Xil Ka Qaadis Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa xilka ka qaaday wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo xriirka Caalamiga ah ee dowlad gobaleedka Galmudug. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Xaaf ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tirakoobkii 6aad Ee Kenya oo Bilowday Tirakoobkii 6aad ayaa galabtii sabatida waxaa uu ka bilowday dalka Kenya, iyada oo la sheegayo iney jiraan caqabado xagga tiknolojiyadda ah. Meelaha qaar ayaa la sheegayaa in Datada aan la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dacwo: Puntland Oo Kheyre Ku Eedeysay Musuq, Amni Darro iyo Iska Hor Keenista Maamulka iyo Dadweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxaa ay ku dacweysay deeq bixiyeyaasha iyo hey’adaha caalamiga ah ee daneeya arrimaha Soomaaliya iyada oo ku eedeysay …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Midowga Afrika Ka Diiday Codsi Ku Saabsan Dhageysiga Dacwada Badda Soomaaliya ayaa la sheegayaa iney ka diiday guddiga midowga Afrika u qaabilsan arrimaha badaha iney soo hordhigaan kiiska muranka badda ee kala dhaxeeya dalka Kenya. Muqdisho waxaa ay midowga Afrika…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka OIC Oo Jabuuti Ka Taageeraya Ololaheeda Kursiga QM Ururka Iskaashiga islaamka ayaa sheegay in dowladda Jabuuti uu taageero weyn ka siin doono ololaheeda ay ku dooneyso iney ku hanato kursiga aan joogtada ahayn ee golaha ammaanka QM. War…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoggaamiye Kooxeed Hore Oo Noqday Duqa Muqdisho Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u magacaabay Guddoomiyaha Gobolka, ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish). Guddoomiye Filish ayuu Madaxweynuhu faray inuu dhammeystiro qorsheyaashii iyo dadaalladii uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowlad Goboleedka Puntland Oo Bogaadisay Doorashada Axmed Madoobe Dowladda Puntland ayaa u hambalyeysay Madaxweynaha la doortay ee Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan. Halkaan ka Akhriso Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Axmed Madoobe oo Maalin Cad La Doortay Doorashada madaxtinimada ee maanta ka dhacday magaalada Kismaayo, oo ah xarunta KMG ah ee Jubbaland waxaa aqlabiyad ku guuleystay Axmed Madoobe, isaga oo madaxweyne sii ahaan-doona ilaa 2023-ka. Waxaa Ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxweynaha Jubbaland Waxaa soo dhammaatay doorashada madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland oo ka dhacday magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Waxaa doorashadan ka qeybgalay Saddex musharrax, iyadoo xildhibaannada Jubbaland ee codeynaya tiradoodu ahayd…