1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Doorashada Madaxtinimada Jubbaland oo Si Nabad Ah Ku Bilaabatay Waxaa goordhow magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland ka bilaabatay doorashada madaxweynaha maamulkaasi 4-ta sano ee soo socota. Doorashada waxaa goobjoog ka aha xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubbaland Oo Maanta La Dooranayo Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, waxaa maanta lagu wadaa in lagu doorto madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland. Waxaa xilkan ku tartami doona Afar musharrax oo uu ku jiro madaxweynaha xil…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka “Wasiir Beyle” Waxaan Soo Gebagebeynay Tirakoobka Hantida Qaranka” Shirkaan Jaraa’id uu Muqdisho ugu qabtay warbaahinta Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle waxaa uu ugu horeyn kaga hadlay geedi socodka wadahadalka deyn cafinta oo maraya wajigiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Qoryooley Ee Shabellaha Hoose Dagaal u dhaxeeyey ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay duleedka degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose. Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ciidanka xoogga dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Lagu Taageeraayay Dhismaha Dekedda Hobyo Oo ka Dhacay Hobyo Guddoomiyaha Hobyo C/laahi Axmed Cali Faad ayaa soo dhaweeyay dadaalada ay dawladda FS ku bixinayso mashruuca dhismaha Dekadda Hobyo oo ahmiyad weyn u leh dadka ku dhaqan gobolada dhexe. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/raxmaan C/shakuur “Galmudug Loo Dhisayo Doorashada 2020-ka Ma Rabno” Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir, C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in ay u baahan yihiin dhismaha Galmudug oo deegaanka ah bedalkii Galmudug loo dhisi lahaa doorashada 2020-ka. Wuxuu tilmaamay C/raxmaan, in markii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Qatar Oo Shaacisay In Ay Billaabayso Mashruuca Dhismaha Dekadda Hobyo Wasiirrada dekadaha Soomaaliya iyo Qatar, Maryam Aweys Jaamac, iyo Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti ayaa si wadajir ah maanta u shaaciyay in la billaabayo dhismaha dekadda Hobyo ee goblaka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Kismaayo: Xildhibaanno Ka Tirsan BF oo Taageeray Hannaanka Doorasho ee Jubbaland Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka federaalka ee ku sugan magaalada Kismaayo, xarunta KMG ah ee Jubbaland ayaa qoraal ka soo saaray sida xornimada leh ay u dhacday doorashada ay goobjooga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xulista Duqa Muqdisho: Maxay Tahay in Looga Deydo London, Paris, New York ama Nairobi? Waxaa socdo dadaalo uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ku xulayo guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqa Muqdisho. Duqa Muqdisho waxaa uu hadda ku yimaadaa xulista madaxweynaha, laakin waxaa jirtay xilli…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Mareykanka: Siyaasiga Cali Jaamac Maxamed Oo Bogaadiyey Doorashooyinka Jubbaland Cali Jaamac Maxamed, oo ah siyaasi, madaxna ka ah “Somali American leadership council”, oo ku nool gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa waxaa uu wareysi dhinacyo badan siiyey Goobjoog News, isaga…