1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faransiiska Oo Canshuur Ku soo Rogay Faceboog iyo Google iyo Trump oo Aflagaadeeyey Macron Dalka Faransiiska ayaa waxaa uu canshuur ku soo rogay shirkadaha tiknolojiyadda Mareykanka sida Facebook, Google iyo qaar kale, arrintaas uu ka carooday madaxweynaha Mareykanka Trump. Mr. Trump ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland oo Hakisay Wada Shaqeynta iyo socodka Kala Dhaxeeya Xukuumada Federaalka ah Kulan maanta ay golaha wasiirrada Jubbaland ku yeesheen Kismaayo, uuna goobjoog ka ahaa madaxweynaha maamul goboleedka Axmed Madoobe ayaa la go’aamiyey in la hakiyo xiriirka kala dhaxeeya dowladda federaalka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Tunis oo Geeriyooday Madaxtooyada Tunis ayaa goordhow sheegtay inuu geeriyooday madaxweynaha Tunis Baaji Qaa’id El-sibsi, waxaa uu ku geeriyooday da’da 93 jir-ka. Shalay ayey aheyd markii madaxweynaha loola cararay Isbitaal ku yaala caasimadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Waare Oo Tacsi u Dirtay Ehelada Mas’uuliyiintii ku Geeriyootay Qaraxii ka Dhacay Xarunta Gobolka Banaadir Madaxweynaha Hirshabelle Dr; Maxamed Cabdi Waare iyo Madaxweyne ku Xigeenka, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada mas’uuliyiintii iyo dadkii Shacabka ahaa ee lagu geeriyooday xarunta maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho Iyo Xubnihii Kale Ee Ku Dhaawacmay Qaraxii Shalay Oo Loo Qaadayo Dalka Dibaddiisa Saacadaha soo aaddan ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho laga qaado dhaawaca guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo xubno kale, kuwaa oo shalay ku dhaawacmay qarax ismiidaamin ah oo lagu qaaday xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Dani Oo Xil Magacaabis Sameeyay Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa lagu magacaabay guddoomiyaha degmada Taleex ee gobolka Sool. Wareegtada ayaa u qorneyd sidan: Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qatar Oo Iibsatay 25% Saamiga Shirkado Shidaal Ka Qoda Laamu, Xadka Soomaaliya Shirka Qatar Petroleum ayaa sheegtay in heshiis la gashay shirkada ENI iyo Total, si ay saammi 25% ugu yeelato sahminta saddex Baloog oo ku yaala Laamu, oo ah gobol dhaca…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Kuma Ninka Qatariga Ah Ee Lagu Eedeeyey Qaraxyada Ka Dhaca Soomaaliya? Khaliifa Kaayid Al-muhindi, waa ganacsade u dhashay dalka Qatar sida uu isagu sheegto, laakin waxaa la leeyahay waa sirdoon dhar cad, mas’uulna ka ah maalgelinta argigixisada. Ninkan waa saxiibka dhow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dani Oo Eedeeyay DFS Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani, ayaa si kulul u eedeeyey dowladda federaalka Soomaaliya, isaga oo sheegay in ay ka gacan bidixeysay Puntland. Wuxuu sheegay in dowladda ay si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo Shaacisay Natiijada Imtixaankii Mideysnaa Ee Dugsiyada Sare Wasaaradda Waxbarashada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada imtixaanaadkii mideysnaa ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Wasiirka wasaaraddan oo toos uga hadlayey Telefishinka Qaranka ayaa akhriyey war-saxaafadeed ay ku qoran yihiin…