Dhageyso: Lafta-gareen Oo Sheegay In Xasilooni Siyaasadeed Gaarsiinayaan Deegaannada K/galbeed Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, C/casiis Lafta-gareen ayaa sheegay in deegaannada maamulkiisa ka arrimiyo gaarsiin doonaan xasilooni siyaasadeed. Wuxuu sheegay Lafta-gareen iney go’aan ku gaareen ka maamul ahaan in dowladnimada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Dhageyso: Xildhibaanno Sheegay In Lagu Fashilmay Xal Ka Gaarista Maamulka Hiiraan Xildhibaanno iyo wasiiro ka tirsan Hirshabelle oo warbaahinta kula hadlay magaalada B/weyne ayaa sheegay iney walaac xooggan ka qabaan xaaladda magaaladaasi, sidoo kalena guddigii dhowaan Muqdisho ka tagay ku fashilmeen…
1 daqiiqo Madaxweyne Dani “Dowladda Federaalka Dhex-dhexaad Haka Noqoto Doorashooyinka Jubbaland Iyo Galmudug” Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa ka codsaday dowladda federaalka Soomaaliya, iney dhex-dhexaad ka noqoto doorashooyinka la filayo iney ka dhacaan Jubbaland iyo Galmudug. Wuxuu sheegay in dowladda…
1 daqiiqo Soomaaliya Oo Qoraal Caro Ah Kasoo Saartay Gefka Mas’uul Kenyaan Ah Wasaaradda arrimaha dibadda ee JFS ayaa sabtidii ugu gudbisay safiirka Kenya ee Soomaaliya qoraal cabasho ah oo ka dhan ah xoghaye ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenya Macharia Kamau,…
6 daqiiqo 59 Sano Kadib 1-da Luulyo: Aaway Xorriyaddii Iyo Midnimadii Soomaaliya? Maanta waa 1-da Luulyo, waa maalintii xuriyadda Soomaaliya iyo midowgii labada gobol, waa xanuun iyo nasiib darro ah in 59 sano kadib ay Soomaaliya shisheeye joogaan, midnimo aanay jirin oo…
1 daqiiqo Kheyre “Gogosha Dib u Heshiisiinta Galmudug Waxay Taallaa Dhuusamareeb” Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa sheegay in gogosha dib u heshiisiinta iyo doorashada Galmudug ay taallo degmada Dhuusamareeb. “Waxaan ku faraxsanahay, ugana mahadcelinayaa in codsigeyga uu…
2 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo “Waxaan Qabaa In Soomaali Ay Midoobi Doonto” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kaga qaybgalay xuska sannad-guurada 59-aad ee ka soo wareegtay markii Gobollada Koonfureed ay xorriyaddooda la soo laabteen, isla markaasna ay…
1 daqiiqo Akhriso: Qaabka Ay u Guuleysteen Maxamed Ibraahim Macalimuu iyo Xubnaha Cusub ee FESOJ Isutagga Saxafiyinta Soomaaliyeed ee dhowaan ka guuray NUSOJ ayaa waxaa ay madax u doorteen ururka cusub ee Federation of Somali Journalists (FESOJ). Maxamed Ibraahim Nuur Macalimuu, oo horay madax uga ahaa NUSOJ,…
1 daqiiqo Nugaal: Maxkamadda Racfaanka Oo Dil Ku Xukuntay Raggii Ku Eedeysnaa Kiiska Caasha Ilyaas Maxkamadda racfaanka ee gobolka Nugaal ayaa waxay maanta oo Axad ah xukun dil ah ku riddey Saddex qof oo ku eedeysnaa dilka iyo Kufsiga Caasha Ilyaas. Waxay maxkamaddu sheegtay in…
1 daqiiqo Siyaasi Daqare “Galmudug Waxay Hadda Ka Baxaysaa Wadadii Khilaafka” Siyaasi C/raxmaan C/laahi Dhubad (Daqare) oo ka faalooda siyaasadda dalka ayaa sheegay in Galmudug ay haatan ka baxayso wadadii khilaafka, islamarkaana u guureyso dhanka midnimada. Wuxuu sheegay Daqare in muddo…