Guddoomiye Abshir Axmed iyo Xildhibaanno Labada Aqal ee BF oo Gaarey Cadaado Waxaa magaalada Cadaado ee xarunta u ah baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug goordhow gaarey wafdi ballaaran oo ka socda dowladda federaalka iyo xubno kale oo dowlad goboleedyada ah. Wafdiga waxaa horkacaya… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Wadahadalka Soomaaliya iyo Somaliland Oo Nairobi Ka Bilaabanaya, Yaa Tagaya? Waxaa magaalada Nairobi ka furmaya berri oo talaado ah wadahadalka Soomaaliya iyo Somaliland, waxaana soo qaban-qaabisay xarunta Centre for Humanitarian Dialogue. Shirkan sida uu jadwalku yahay waxaa xoogga lagu saari-doonaa…
1 daqiiqo Xaalad Bini’aadannimo Oo Laga Soo Sheegayo Gobolka Jubbada Hoose Maamulka gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in xilligan ay deegaanno badan oo gobolkaasi ah ka taagan tahay xaalad dhanka Bini’aadannimada ah. C/rashiid C/laahi Cali, guddoomiyaha gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay…
1 daqiiqo DFS Oo Shaacisay Waqtiga La Qabanayo Doorashooyinka Galmudug Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay waqtiga la qabanayo doorashada Galmudug iyo sidoo kale halka lagu qaban doono. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu…
1 daqiiqo Akhriso: Madaxweyne Xaaf Oo Sheegay Inuu Buray Heshiiskii Galmudug Iyo Ahlu-sunna, Kuna Dhawaaqay Doorasho Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu ku sheegay in gabi ahaanba uu buray heshiiskii Galmudug iyo sidoo kale Ahlu-sunna Waljameeca. Wuxuu tilmaamay…
1 daqiiqo DFS Oo Bilowday Wejiga Labaad Ee Dib u Habeynta Ciidamada Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa billaaabay wejiga labaad ee dib-u-habaynta ciidamada xoogga dalka, kadib markii wejigii koowaad uu soo dhammaaday. Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa…
2 daqiiqo Shiinaha Oo Xoojinaya Xiriirka Uu La Leeyahay Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Axmed Ciise Cawad, ayaa wadahadal laba dhinacle ah maanta kula yeeshay dhiggiisa China, Wang Yi , Caasimadda Beijing. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Cawad,…
1 daqiiqo Madaxweynaha K/Galbeed Oo Booqday Degmada Wala-weyn Ee Gobalka Shabeellaha Hoose Wafdigan uu hogaaminayey Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee maanta gaaray degmada Wala-weyn ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa soo dhoweyntiisa ka qeyb qaatay Maamulka degmada, Odayaasha,Dhalinyarada iyo Saraakiisha Ciidanka.…
1 daqiiqo Madaxweyne Xaaf oo Hadda Gaarey Godinlabe Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Geelle Xaaf oo goordhow ka guuray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka ayaa hadda gaaray magaalada Godinlabe ee gobolka Galgaduud. Ciidamo 12 gaari ah ayaa…
1 daqiiqo Maxkamadda Racfaanka Gobolka Nugaal Oo Shaacisay Waqtiga Ay Go’aan Ka Gaareyso Kiiska Caasha Ilyaas Maxkamadda racfaanka ee gobolka Nugaal ayaa maanta oo Axad ah waxa ay soo gabagabeysay dhageysiga wejiga Labaad ee kiiska Caasha Ilyaas oo dhowaan lagu kufsaday Gaalkacyo kadibna la dilay. Qareennada…