1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Wasiir Xoosh Oo Maanta Lagu Aasayo Muqdisho Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in garoonka diyaaradaha Aadan Cadde laga soo dejiyo Meydka Marxuum C/raxmaan Xoosh Jibriil oo ahaa wasiirka wasaaradda Dastuurka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya. Allaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barakacayaal Hor Leh Oo Soo Gaaray Deegaanka Garasbaaley Maamulka deegaanka Garasbaaley ee magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in loo soo gurmado qoysas hor leh oo ku barakacay deegaankaasi. Maxamuud Xaashi Cali, guddoomiyaha waaxda Koowaad ee Garasbaaley oo la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka: Dhimista Ciidankeenna Ma Saameyn Doonto Soomaaliya. Taliyaha ciidamada Mareykanka ee Africa General Thomas D Waldhauser ayaa sheegay in qorshaha Mareykanku ku doonayo inuu dhimo ciidankiisa qaaradda jooga aysan saameyn ku yeelan doonin hawl-gallada lagula dagaallamayo argagixisada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Carabey “Galmudug Iyo DFS Khilaaf Kama Dhaxeeyo” (Wareysi) Maxamed Xaashi Carabey, madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug ayaa sheegay in aanu xilligan jirin khilaaf ka dhaxeeya maamulka Galmudug gaar ahaan garabkooda iyo sidoo kale dowladda federaalka Soomaaliya. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddi Loo Saaray Aaska Meydka Wasiir Xoosh Jibriil Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku dhawaaqay guddi heer wasiirro ah oo Aas Qaran u diyaariya wasiir C/raxmaan Xoosh Jibriil oo shalay ku geeriyooday Dubai. Xubnaha Guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Wasiir Xoosh Wuxuu Laf-dhabar u Ahaa Xukuumadda Haatan Jirta “ Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray guud ahaan Qaranka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan qoyskii uu ka baxay Wasiirka Arrimaha Dastuurka Marxuum Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Xoosh Oo Geeriyooday Warar ay heshay Goobjoog News ayaa waxay sheegayaan in magaalada Dubai ee dalka isku-tagga Imaaraadka Carabta uu ku geeriyoodey Allaha u naxariistee wasiirkii Dastuurka xukuumadda federaalka Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Oo Maanta u Dabaaldegaya 8-da March Sanad walba maanta oo kale waxaa caalamka oo dhan looga dabaaldegaa ama laga xusaa maalinta Haweenka adduunka 8-da Maarso. Soomaaliya ayaa kamid ah meelaha looga dabaaldegayo maalintaan, waxaana maanta magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeysa: Caruur Horey Loogu Xukumay 6 Bil Oo Xabsi Ah Oo Lasii Daayay Maxkamadda Racfaanka ee gobolka Maroodi-jeex, Somaliland ayaa maanta xukuntay in xorriyaddooda loo celiyo 20 caruurta darbi jiif ah, kuwaasi oo horey loogu xukumay 6 bilood oo xabsi ah. Mubaarik Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii Maanta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax xooggan ayaa maanta waxa uu ka dhacay nawaaxiga Taallada Xaawa Taako ee magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan. Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa ku qarxay…