1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maxkamadda Garbahaarey Oo Dil Ku Fulisay Nin Kufsaday Haweeney Kadibna Dilay Maxkamadda degmada Garbahaarey ayaa maanta waxa ay xukun dil ah ku fulisay nin la sheegay in uu kufsaday haweeney kadibna uu dilay. Aadan Siraad Maxamuud oo ah guddoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Ku Saabsan Safarka Madaxweyne Farmaajo Ee Addis Ababa Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw ka dhoofaya Garoonka Aadan Cabdulle, waxayna kusii jeedaan magaalada Addis Ababba kadib casuumaad uu ka helay Ra’iisul…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Al-shabaab Wey Daciifeen” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay in awoodda Al-shabaab ay daciiftay islamarkaana aysan dagaal kala hor imaan Karin Ciidanka Xoogga Dalka. “Way daciifeen Tabar badan malahan, waxaaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Khadiijo Diiriye “Looma Dulqaadan Karo Labadii Gole Ee Baarlamaanka Oo Aan Shaqo Wadaag Ahayn” (Dhageyso) Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa codsatay in la xalliyo tabashada ka dhex jirta Labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah. Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye oo hadal ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Qaran Ee Haweenka Oo Ka Furmay Muqdisho Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirweynaha qaran ee Haweenka Soomaaliyeed, kaasi oo a soo qaban-qaabisay wasaaradda haweenka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya. Furitaanka shirkan waxaa ka qeybgalay xildhibaanno, wasiirro, duqa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dil Ka Dhacay B/weyne Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi lagu dilay sarkaal ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka. Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa xaafadda Howlwadaag ee B/weyne…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Masar Oo Soo Bandhigtay Muuqaal Caddeynaya Dhibaatada Ay Ku Hayaan Ciidanka Masar Maxamed, wiil magaciisa lagu soo gaabiyey, oo aad muuqaalkiisa Kaamerada qarsoon ka aragtaan, ayaa noqday todobaadkan dhibbanihii ugu dambeeyey tacadiyo joogto ah oo ay ciidamada Masaarida ku hayaan jaaliyadda Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada DFS Oo Howlgallo Ka Wada B/weyne Wararka saakay oo Axad ah naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay howlgallo ka wadaan ciidamada Booliiska ee dowladda federaalka Soomaaliya. Howlgalkan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Cawad Oo Baaq u Diray Wadamada Islaamka Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ka jeediyay khudbad kulanka 46,aad ee Golaha Wasiirrada Wadamada xubnaha ka ah Ururka Islaamka oo Jimcihii ka furmay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaafiic Lagu Weeraray Villa Somalila Madaafiic Hoobiyeyaal ah ayaa maanta kusoo dhacay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya. Wararka ay heshay Goobjoog ayaa waxay sheegayaan in madaafiicdan ay ahaayeen illaa Shan, waxaana qaarkood ay ku dhaceen…