1 daqiiqo Sheeko:Dalka AFRICOM: Waxaan Dilnay 26 Al-shabaab Ah Qoraal kasoo baxay taliska ciidanka Maraykanka Africa ee AFRICOM ayaa lagu faah faahiyay howlgal ka dhan ah Al-shabaab oo 1-dii bishan diyaaradaha Maraykanka ka fuliyeen deegaanno ka mid ah gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Iyo Dowladda Turkiga Oo Cambaareeyey Weerarkii Muqdisho War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Gutters ayaa lagu dhaleeceeyey weerarkii Al-shabaab ka fuliyeen wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho. Wuxuu uga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Tirada Dadkii Waxyeellada Kasoo Gaartay Weerarkii Muqdisho Al-shabaab ayaa xalay waxa ay magaalada Muqdisho ka fuliyeen qarax xooggan iyo sidoo kale weerar toos ah. Qaraxan ayaa ka dhacay maqaayadda Hilaac UK oo ku dheggan Hotelka Makka Al-mukarrama…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowlad Goboleedyada Qaar Oo Ka Hadlay Weerarkii Muqdisho Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Puntland,Koofur galbeed iyo Jubbaland, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Ehelada Dadkii ku geeriyooday Qaraxyadii Xalay ka dhacay Muqdisho. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Duqeyn Ka Geystay Gobolka Hiiraan Diyaarado dagaal ayaa xalay waxa ay duqeyn ka geysteen deegaanno ka mid ah gobolka Hiiraan, kuwaasi oo ay ku sugnaayeen xubno ka mid ah Al-shabaab. Sida ay goob joogayaal sheegeen,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Maxay Ka Tiri Kufsigii Iyo Dilkii Loo Geystay Caa’isha Ilyaas? Golaha Wasiirrada XFS ayaa shirkoodii ay yeesheen oo uu shir guddoominayay ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre waxay ku cambaareeyeen falkii lagu kufsaday laguna dilay Caa’isha Ilyaas oo ahayd gabar 12 sano…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgallo Ka Bilaabanaya Gaalkacyo (Dhageyso) Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa maanta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa daraawiishta ee Puntland, kuwaasi oo ka yimid deegaanka Tukaraq oo ay maalmahan ku sugnaayeen. Saraakiisha hoggaamineysa ciidamadan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogga Dalka Oo AMISOM Kala Wareegay Kulliyada Jaalle Siyaad Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukumada Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Munaasabad uu Taliska Ciidanka Xoogga Dalka kula wareegayay Kulliyadda Jaalle Siyaad ee Magaalada Muqdisho. Munaasabada ayaa waxaa goob joog ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Oo $20 Milyan Ku Kabeysa Miisaaniyadda DFS Ee 2019 Madaxweyne Farmaajo iyo Amiir Sheekh Tamiim ayaa kulankooda isla soo qaaday arrimo dhowr ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Qatar iyo danaha ay wadaagaan si loo helo iskaashi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AFRICOM Oo Sheegtay Iney Dishay 200 Oo Ka Mid Ah Al-shabaab Taliska ciidanka Maraykanka ee AFRICOM ayaa qoraal kooban oo ay soo saareen waxa ay ku sheegeen iney duqeymaha ay ka fuliyeen Soomaaliya sanadkan 2019 ay ku dileen 200 oo ka mid…