1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Caalim “Farmaajo Wuxuu Caalamka u Muujiyey In Kenya Saxan Tahay” Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Caalim oo u warammay Goobjoog, wuxuu sheegay in madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya uu ku fududaaday safarkii uu ku tagay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Xooggan Oo Goor Dhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax aad u xooggan ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay nawaaxiga Xaawo Taako ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ahaa gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa. Dhawaqa qaraxan ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubbaland Oo La Wareegaya Deegaannada Ay Isaga Baxeen Ciidanka Kenya Ee Gedo Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ciidankooda ay la wareegi doonaan deegaannada gobolka Gedo ee ciidanka Kenya isaga baxeen. Maxamuud Sayid Aadan, madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Jubbaland ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xalay lala eegtay gaari dagaal oo ay la socdeen ciidamo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya. Miino nooca dhulka lagu aaso ah ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Xallisay Tabashadii Kalluumeysatada Boosaaso Maamulka Puntland ayaa sheegay iney xalliyeen tabashadii ay qabeen kallumeysatada ku dhaqan magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland Faarax Cawaash ayaa sheegay in markii hore Kalluumeysatada loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Kenya Oo Heshiis Gaaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa saaka wada hadallo mira dhal ah ku yeeshay Aqalka Madaxtooyada Kenya. Ajandaha wada hadalladan oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diinaari “Dowladda Haku Adkeysato Go’aannadii Ay Ka Gaartay Dawacadda Kenya” (Dhageyso) Ambassador C/raxmaan Diinaari ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay siyaasad deggan u isticmaashay dowladda Kenya kadib markii ay sheegeen iney jareen xiriirkii diblomaasiyadeed ee Soomaaliya. Waxa uu Diinaari oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maxaa Laga Filan Karaa Kulanka Madaxda Soomaaliya, Itoobiya Iyo Kenya? Dr Cali Saciid Maxamuud Kulane oo aad ula socda xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo guud ahaan geeska Africa ayaan wax ka weydiinnay waxa laga filan karo xilligan kulanka la filayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Soomaaliya, Itoobiya Iyo Kenya Oo Kulan Ku Leh Nairobi Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Nairobi ee dalka Kenya uu ka dhaco kulan Saddex geesood ah, kaasi oo u dhaxeeya madaxda dowladaha Soomaaliya, Kenya iyo sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Abiy Axmed Oo Kulan Ku Leh Addis Ababa Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya waxaa ka soconaya kulan u dhaxeeya madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed. Madaxweyne Farmaajo iyo…